Priyanka Chopra Oo Shaacisay Marxaladii Ugu Fiicnaa Inta U Socday Arooska Iyada Iyo nick jones

Atirishada caanka ah Priyanka Chopra 1 December ayee si rasmi ah u guursatay fanaanka caanka ah Nick Jonas waxayna dhigteen aroos qaab dhaqanka kirishtaanka ah iyagoo kudhigtene qasriga Umaida Bhawan ee ku yaala gobolka Jodhpur.

Lamaanahan maalintii xigtay 2 December ayee isla qasrigaas ku dhigteen aroos kale oo qaabka hinduga u dhacay ilaa Nick uu qoorta kaga xiro Priyanka katiinka nikaaxa oo ah caadada Hindiga.

iyadoo priyanka chopra ay hadda si guud kaga baxday liiska doobyaasha bollywoodka kuwaaso ay ku jiraan atariishooyin kala ah ameesha patel iyo sushmita sen

priyanka chopra ayaa waxaa la weydiiyay siduu ahaa dareenkeeda iyo marxaladii ugu fiicanyd ee ay aragto inta uu socday arooskan

priyanka ayaa sheegtay inay arooskeeda ay farxad ku bilowday kuna soo gaba-gabeesay laakiin priyanka waxa ay sheegtay xiligii ugu fiicnaa Inta u socday arooska

kaaso ay ku sheegtay xiligii uu dhacaayay arooskeeda dhaqanka kirishtanka  marka nick jones uu ka qaaday marada toobka ee wajigeeda  saarnayd iyadoo sheegtay inay markaas aragtay kaliya nolosheeda taaso ay ula jeedo ninkeeda nick jones

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*