Priyanka Chopra Sushmita Sen Iyo Aishwarya Rai Ka Hor Bollywoodka Waxa Ay Aflaamo U Sameeyeen Shirkadda…..

Waxaa jiro atariishooyin caanka ah Bollywood-ka ka oo aan ageyn filimada koonfur hindiya ay sameeyeen waxaa liiskaan ku jiraan atariishooyin  bollywood-ka awood ku leh.

Qaar ka mid ah atariishooyinka Bollywood-ka inta ay kusoo biirin bollywood-ka waxay sameeyaan filimaan koonfur Hindiya ah halka kuwa qaar ayagoo magac leh halkoo filim koonfur hindiya sameeyaan waxaan maqaalkan kusoo qaadan doona atariishooyinka waqtigaan bollywood-ka ka tirsan oo aadan ogeyn filimada koonfur hindiya ay sameeyeen.

Fadlan hoos kaga bogo 3-atariisho bollywood-ka ka t oo aan ogeyn filimada koonfur hindiya ay sameeyeen.

1. aishwarya rai

waxa ay bollywood soo gashay sanadkii 1997 iyadoo kusoo caan baxday filimka lagu magacaabo aur pyaar ho gaya oo ay la sameesay aktarka bobby deol laakiin ka hor filimkaas bollywood waxa ay hore ugu soo shaqeesay dhinaca iyo koonfurta weliba waxa ay sameesay filim tamil ah kaaso lagu iruvar sanadkii 1997

2. sushmita sen

sushmita filimkeeda ugu horeeyay ee bollywood waxa uu ahaa filimka dastak kaaso la daawaday sanadkii 1997 laakiin bilowga sandkas waxa ay filimkeeda ugu horeeyay ee sameesay uu ahaa filim tamil ah kaaso ay la sameesay aktarka lagu magacaabo nagarjuna

3. priyanka chopra

qofna ma aaminsano in priyanka chopra waayaheeda fanka ay kasoo bilowday iyadoo qof walba aaminsan yahay in priyanka filimkeeda ugu horeeyay inuu yahay filimka hero ee uu hogaamiye ka yahay aktarka sunny doel kaaso la daawaday sanadkii 2003

laakiin waxa ay priyanka waayaheeda fanka ay kasoo bilowday dhinaca iyo koonfurta taaso ah xaqiiqda priyanka filimkeeda ugu horeeyay waxa uu ahaa filim tamil ah kaaso weliba ay la keentay aktarka vijay waxaana la daawaday sanadkii 2002

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*