Home ARRIMAHA BULSHADA Qaabka ugu fudud ee aad dooliga iyo baranbarada uga takhalusi karto iyo...

Qaabka ugu fudud ee aad dooliga iyo baranbarada uga takhalusi karto iyo 11 macluumaad aad la yaabi doonto.




1-Si aad baraf dag-dag ah oo saafi ah u hesho marka hore biyaha kululeey.

2-Si xanjada dharka uga fuqdo marka hore mudo saacad ah Talaajada gili.

3-Si dharka cad kuugu noqdaan dhex gili biyo kulul oo jeex liin ah lagu dhex riday mudo 10daqiiqo.

4-Si liinta markaad miireyso biyo badan kuugu dhasho marka hore dhex gili liinta biyo kulul saacad kahor intaadan miirin.

5-si aysan indhaha kuu xanuunin markaad Basal jar-jareysid xabad xanjo afka gasho kadibna howshaada wado.




6-Si shiirka malaayga gacmahaaga uga go,o ku dhaq gacmahaaga khal tufaax ka sameysan.

7-Si aad baradhada dhaqso u fiiqdo marka hore hal dhinac ka fiiq.

8-Si aad Ukunta iyadana dhaqso u fiiqdo kudar biyaha aad ukunta ku karineyso xoogaa cusbo ah.

9-Si aad u ogaato kaluunka inuu karay jab yar oo kamid ah biyo ku rid hadii uu dul heebaabo ogoow inuu karay.

10-Si aad dooliga uga takhalusto ku daadi fil-fisha madow meelaha aad dooliga ku tuhmeyso markuu dooliga kuleylkeeda cuno dib dambe uma soo laabanayo.

11-Si aad kaneecada uga takhalusto dhig barkintaada agteeda xaanshida nacnaca oo dhag dhag ah.




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...