Home ARRIMAHA BULSHADA Qaabka ugu fudud ee timaha dhaqso kuugu tarmi karaan iyo macluumaad kale...

Qaabka ugu fudud ee timaha dhaqso kuugu tarmi karaan iyo macluumaad kale oo layaab leh.

MACLUUMAAD KAA YAABIN DOONO.




1-Ma ogtahay in wajigaaga labadiisa dhinac aysan isku mid aheyn sidoo kalana labadaada indhood kala weyn yihiin xili dhagtaada Midig ka sareyso Mida bidix.

2-Culimada ku takhasustay cilmiga nafsada waxay sheegeen in soo jiidashada ama ka helowga uu jiro ugu badnaan 4bilood wixi intaas ka badan uu jaceyl yahay.

3-Naftaada oo aad la sheekeysato ama la hadasho kaama dhigeyso qof waalan ee caqligaaga ayay kordhisaa.




4-Iney timaha dhaqso kuu tarmaan hadaad rabto badso toonta iyo basasha.

5-Seen bari farta ku qoran qalinka buluuga ayaa looga xusuus badanyahay mida ku qoran qalinka madow.

6-Waayadii hore dadka markii qofka qaliin lagu sameynayo ama meel dhaawac ah laga tolayo si uusan xanuunka u dareemin madaxa (qadaadka dambe) ayaa Dubbe looga dhufan jiray si uu u suuxo.

7-Markastoo qolka qobowgiisa bato markastoo qarowguna bato.




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...