Qaar Ka Mid Ah Director-yaasha Ugu Caansan Bollywood-ka Iyo Xaasaskooda (+Sawiro)

Bollywood-ka  waxay  heystaan  filim  sameeyayaal  caan  ah  kuwaas  oo  aan  wax  badan  laga  aqoon nolashooda gaarka ah iyo  xaaskooda.

Sidaa  daraadeed  maanta  waxaa  idin  heynaa  filim  sameeyaasha  ugu  caansan  shirkada  Bollywood-ka xaasaskooda  qurux  badan oo aan  wax  badan  laga  aqooon.

Qaar ka mid ah xaasaska director-yaasha waa kuwa Bollywood-ka ka tirsanaa oo filimaan sameeyay Fadlan hoos kaga kaga bogo Qaar Ka Mid Ah Director-yaasha Ugu Caansan Bollywood-ka Iyo Xaasaskooda.

#1. Rekha bhardwaj – Waa Xaaska Vishal bhardwaj

#2. Pinky roshan – Waa Xaaska rakesh roshan

#3. preety Ali – Waa Xaaska Imtiaz Ali

#4 Udita goswami- Waa Xaaska Mohit suri

5#1. Mini Mathur – Waa Xaaska Kabir Khan

#6. Manjeet Lamba – Waa Xaaska Rajkumar Hirani

#7. Maya Rohi Shetty – Waa Xaaska Rohit Shetty

#8. Rani Mukerji – Waa Xaaska Aditya Chopra

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*