Connect with us

WARARKA MAANTA

Qalaas Aarohi Oo Dhalo Caloosha Ka Gashay Dhiig Badana Ka Yimid, Netra Wey Geeriyootay, Deep Cidna Kama Guuleysan Karto Iyo Warar Kale!!

Published

on

Galab wanaagsan dhamaan asaxaabta Filimside meelwalbo dunida ka joogtaan kusoo dhowaada macluumaad cusub oo ku saabsan musalsalka xiisaha leh ee Ishq Mein Marjawan kaaso dhamaan rabo markaan.

Aarohi oo halis gashay: sidaan wada ogeyn Aarohi amarka Deep ayee ku shaqeyneysay maadama qof uu ka afduubtay qofkaas uu Deep afduubtay waa Aarohi walaashed oo lagu magacaabo Kia hader ayaa la ogaaday in Aarohi gabar la dhalatay.

Aarohi gabadhii la dhalatay Deep ayaa ku diraayo markii gacanta Deep ay kasoo bad baadiso gabadhii cuqdad ayee u qaadee walaashed Aarohi taaso kalifeysa in Aarohi xili ay la xarbineysay walaashed ay ku kordhacdo meel dhalo bu bursan ka taagnaayeen caloosha ayeena ka galayaan dhalooyinka dhaawac weyn ayaana soo gaarayo Aarohi.

Waxaase bad baadinaayo Deep oo dhaqtar si qasab ah guriga ugu keenayo sidaas ayeena ku bad baade halkii ay Deep u mahadcelin laheedna horey ayee ka howl galee sidii ay ku daba gali laheed howlihiisa kuna fashilin laheed.

Netra wey geeriyootay: musalsalka halkaas ayee oga baxday Netra musalsalkaan ilaa hadana lama oga qofka dilay sido kale Tara qofka dilay lama oga labadan atiriisho musalsalka wey isaga baxeen muuqaal dhimasho ayeena ku baxeen.

Deep marnaba lagama guuleysan karo: Deep qorshihiisa ugu weyn waa inuu noqdo ninka ugu hantida badan aduunka iyo midka ugu awooda badan waxaana daba joogto Aarohi oo dooneysa inee ka hor istaagto dahab badan ayuu helaa Deep waxuuna rabaa inuu lacag u bedelo si uu hantiilaha dunida u noqdo.

Aarohi ayaa ogaaneysa in Deep dahab badan helay waxay wargeline Police-ka balse kahor inta Deep iyo dahabkiisa gacanta lagu dhigin ayuu wax walbo bedelaa waxuuna ka dhigaa dahabkii uu soo dhacay mid uu gurigiisa ka dhex helay maadama uu qodaayo god weyn aqalkiisa dhexdiisa ah dadkana u shaacinaayo in dahabka uu isaga leeyahay gurigiisa hoostiisana ku dhex duugnaa.

Musalsalka waa qabyo ilaa hadana doorarka rasmiga ah lama ogaanin: Deep waa nin hadafkiisa cad waana kaaba laadarka filmka doorkiisa ugu weyna  inuu noqdo ninka ugu hantida badan aduunka balse waddo qaldan ayuu umaraa.

Aarohi waji ayaa u qarsoon Deep dhib walba ayuu u geestay ilaa hadana kama aysan aargudanin qorsho kale ayee damacsantahay lamana oga dad gaar ah ayaa u shaqeyaan inee askari dharcad tahay ayaa loo maleyaa.

Halkuu kabaxay Virat, aaway Abhimanyu hooyadiisa, Deep hooyadiisa filmka maxay ka tahay doorkeeda maxuu yahay muhiimada ay filmka ugu jirtana maxuu yahay, askariga filmka wax ka jilaayo tuug miyaa mise waa daacad Netra yee ahed doorkeeda filmka maxuu ahaa ileen askarnimadii lagu ogaa in been noqotay aya la ogaaday oo askari been abuur ah ayee ahed maxay Deep u dili rabtay maxuu ka haleeyay.

suaalahan iyo kuwa kale ayaa la is weydiinayaa.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin kudhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo kadibna Back dheh oo isaga bax Mahadsanid…

 

Continue Reading
Advertisement
Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Nolosha Jilayaasha

Suniel Shetty Wadnaha, Hema Malini Indhaha, Madhavan Kalyaha Iyo Xidigaha Bollywoodka Sadaqeesteen Xubnahooda Kadib Dhimashadooda Qeybtii 2aad (+Sawiro)

Published

on

Jilayaasha Bollywoodka qaar kamid ah ayaa durba sadaqeesteen xubnahooda kadib marka ay geeriyoodan in xubanahaas loo galiyo dad u baahan.

Hadii ay geeriyodan waxaa sii shaqeyn doonan xubnahooda oo qof kale isticmaali doono sida aan hader soo helnay qaar kamid ah jilayaasha Bollywoodka ayaaba sii saxiixen in hadii ay geeriyodan xubnahaas qofkii u baahan loo galin karo.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Xidigaha Bollywoodka Xubnahooda Sadaqeesteen:

R.Madhavan:

Waxuu sadaqeestay Xubnihiisa kala ah Indhaha, Kalyaha iyo Wadnaha kadib dhimashadiisa.

Rani Mukerji:

Boqorada Bollywoodka waxay saxiixday markii ay geeriyooto in Indhaheeda sadaqo yihiin oo qofkii u baahan loo galin karo.

Juhi Chawla:

Sido kale atirishada 90-maadki Juhi Chawla waxay geerideda kadib sadaqeesatay ama ay dadka masaakiinta ah ugu deeqday indhaheeda.

Suniel Shetty:

Bollywood Action Hero Suniel Shetty waxuu kujiraa jilayaasha Bollywoodka ee xubnahooda sadaqeesten mar hore waxuuna dhankiisa bixiyay Indhahiisa iyo wadnihiisa kadib geeridiisa.

Hema Malini:

Atirishada ugu guulaha badan Bollywoodka taariikh ahaan Hema Malini waxay deeqday indhaheeda kadib geerideda in dadka ay isticmaali karaan mudo dheer kahor ayeena sadaqeesatay.

Lasoco Qeybta Xigta…..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufo Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…

Continue Reading

Nolosha Jilayaasha

Jilayaasha Bollywoodka Ee Asal Ahaan Miisankoda Culusaa Balse La Dagaalamen Caatana Iska Dhigeen (+Sawiro)

Published

on

Jilayaasha Bollywoodka qaar kamid ah ayaa dagaal badan usoo galeen sidii ay miisaankooda u dhimi lahaayen misane qof dhex dhexaad ah isaga dhigi lahayeen.

Maadama asal ahaantoda hilib badan lahaayen ama miisaankoda cuslaa kadibna la dagaalamen oo jirkoodha dhiseen miisaankii faraha badnaana yareyeen.

Jilayaashas waxaa kamid ah Arjun Kapoor, Sonam Kapoor, Alia Bhatt, Zareen Khan iyo kuwa kale sido kale waxaa jiraan jilaayal kale oo asal ahaan miisankoda yara balse markee shaashada ka fariisten ama film jilista iska dhaafeen miisankooda siyaaday aadna u cayleen.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Jilaayasha Bollywoodka Ee Dagaalka La Galeen Miisaankoda Badan:

Sonam Kapoor:

Sonam Kapoor weight loss

Sonam asal ahaan miisankedi wuu badnaa kahor inta yasan Bollywoodmka so galin balse markee shirkadan kusoo biirtay ayee iska dhintay cayilkii faraha badnaa.

Bhumi Pednekar:

Bhumi Pednekar weight loss

Bhumi miisaankeda faraha badnaa waxaa loo maleen jiray qof weyn balse mudadan dambe aad ayee isaga shaqeysay ayadoo ku guulesatay iney miisankeda badankiisa dhinto.

Alia Bhatt:

Alia Bhatt weight loss

Gabadha atirishooyinka dhalinta hogaanka u heyso Alia Bhatt marxalado kala duwan ayee soo martay miisaan ahaan mar miisaankedu wuu cuslaa saaid marna inyar ayee rooneyn ugu dambeyna sidii la rabay ayee iska dhigtay sida aad sawirada ka fahmi kartaan.

Sonakshi Sinha:

Sonakshi Sinha weight loss

Sonakshi waxay makid tahay atirishooyinka miisanka culus ee Bollywoodka kujiraan hadana gabadhaan bilawgii fanka ay soo galeysay iyo kahorba waxay ahed qof aad u miisaan culus balse hader in badan ayee la dagalaantay miisankeda.

Parineeti Chopra:

Parineeti Chopra weight loss

Parineeti liiska atririshooyinka hilibka lahaa asal ahaan ayee kujirtaa maadama ay miisaan culuseed xidigtaan soo shaac baxday balse dadaal badan hader in badan miisankeda wey dhintay iyado ilaa hada la dagaalameysa.

Zareen Khan:

Zareen Khan weigth loss

Zareen Khan yaa islahaa sidaan dhan ayee isku bedelee maadama markii hore miisaankeda xad dhaaf ahaa sido kalena qofkii sawiradan isku fiiriyo mudo ku qaadaneyso inuu aamino.

Zareen dadaal badan waxay ku guulesatay iney miisankeda dhinto lana dagaasho baruurta ayadoo in badan wax ka dhintay culeeskeda.

Lasoco Qeybta Xigta…

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufo Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…

Continue Reading

Nolosha Jilayaasha

Jackie Shroff”Waxaan Xidig Caan Ah Noqday Markii Amitabh Bachchan Caruurtisa Saxiix I Weydisteen”

Published

on

Jackie Shroff waa mid kamid ah atoorayaasha loogu jeclaa 80-kii iyo 90-kii kaaso aflaam dadka ilaa maanta wada xasuustaan sameyay sido kalena xili waxaa jirtay daawadyaasha Jackie dartiisa tiyaatarada usoo aadi jireen.

Hadaba rugcadaana guusha usaaxiibka ahaa ayaa ka dhawaajiyay in uu caan noqday kadib markii caruurta Meg Star Amitabh Bachchn saxiix ka qaateen waana sida uu isaga isku arko.

Waxuu wareysi siinayey wrgeyska PTI waxuuna halkaas ku sheegay sheeko dadka ka qarsooneyd waxuu yiri,”waxaan aaday guriga mudane Bachchan in cabaar ah ayaan goobta kusugay maadama aan si walai ah u rabay la kulankiisa.”

“Shaqaalaha guriga ayaan weydiyay xiliga uu imaanayo maadama aan dhararay ama sugi waayey imaanshahiisa kadib waxaa ii yimaaden caruurta uu dhalay mudane Bachchan waxayna I weydiisten saxiix inaan siiyo oo waan siiyay balse waxaan ogaaday inaan noqday qof caan ah.”

“Sababto ah waxaan qirtay marba hadii caruurta Super Star-ka hindiya ugu weyn ay saxiix kaa dalbanayaan xaqiiq ahaan qof caan ah ayaad tahay ayaan iska dhaadhiciyay wanaa xiligaas xiliga aan dareemay inaan xidig ahay.”

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufo Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…

Continue Reading
Advertisement
Nolosha Jilayaasha15 mins ago

Suniel Shetty Wadnaha, Hema Malini Indhaha, Madhavan Kalyaha Iyo Xidigaha Bollywoodka Sadaqeesteen Xubnahooda Kadib Dhimashadooda Qeybtii 2aad (+Sawiro)

Nolosha Jilayaasha20 mins ago

Jilayaasha Bollywoodka Ee Asal Ahaan Miisankoda Culusaa Balse La Dagaalamen Caatana Iska Dhigeen (+Sawiro)

Nolosha Jilayaasha25 mins ago

Jackie Shroff”Waxaan Xidig Caan Ah Noqday Markii Amitabh Bachchan Caruurtisa Saxiix I Weydisteen”

Nolosha Jilayaasha30 mins ago

Marka Ay Dhacday In Amitabh Bachchan Diido Mushaar 10 Milion Rupees Uu Shah Rukh Khan Siiyay!!

Nolosha Jilayaasha33 mins ago

Waa Kuma Xidiga Cricket-ka Ciyaara Ee Kareena Kapoor Ka Hesho Balse M.S.Dhoni Iyo Rohit Sharma Midna Ma Ahan!!

CIYAARAHA1 hour ago

Daawo: Ileen Lacagta Halkaan Ayaa Laga Shabsadaa: 12 Ciyaar-yahan Oo Xirfado Gaar Ah Ku Nool!

WARARKA MAANTA2 hours ago

Big News: Suniel Shetty vs Rajinikanth oo filimka Darbar ku dagaalami doonaan!

CIYAARAHA13 hours ago

Daawo: Caawo iyo Kooxdaada Maxaa Ka Cusub?

Videos17 hours ago

Daawo: Priyanka oo Itoobiya timid, Arjun oo filimkiisa UAE laga mamnuucay iyo arimo kale.

ARRIMAHA BULSHADA22 hours ago

Gudiga Ururka Baarlamaanka Dalka India Oo Dacwad Rasmi Ah Ka Gudbiyay Aktarka Vivek Oberoi Ka Dib Markii Uu Ka Xad-gudbay Atariishada Aishwarya Rai

CIYAARAHA23 hours ago

Dhageyso barnaamijka LIVE NOW (22 May 2019) Warar Sport Update ah kaga bogo

ARRIMAHA BULSHADA1 day ago

Daawo: Ghana geerida waa looga dabaal dagaa, Benin mataano dhaloow laguma gaaro iyo dhacdooyin kale!

Nolosha Jilayaasha2 days ago

Big B Wadnaha, Priyanka Indhaha, Salman Sambabka Iyo Xidigaha Bollywoodka Sadaqeesteen Xubnahooda Kadib Dhimashadooda (+Sawiro)

Nolosha Jilayaasha2 days ago

Jilayaasha Bollywoodka Ee Diiden Iney Isla Shaqeyaan Gabi Ahaanba Qeybtii 3aad (+Sawiro)

BOX OFFICE2 days ago

Daawo: Waa Kuwee 11 ka Atoore Ee Ugu Mashquulka Badan Bollywood ka

BOX OFFICE6 days ago

5-Arimood oo sababaayo in Ajay filimkiisa De De Pyaar De guul weyn gaaro (+Video)

SHEEKADA FILIMADA6 days ago

Sheekada Filimka De De Pyaar De Ajay Devgn wuxuu la yimid sheeko dheeli tiran oo aan laga xiiso dhigeyn

WARARKA MAANTA7 days ago

Deg Deg: Jilaaga Caanka Ah Isaac Kappy Oo Is Dilay Balse Cafis Weydiistay Madaxweynaha Mareekanka Trump Iyo Sharciga Dalkaas!!

WARARKA MAANTA6 days ago

Kahor Tiger Shroff Disha Waxay Xiriir La Laheed Atoorahan Caanka Ah Dadka Badankoodana Kama Warqabaan!!

WARARKA MAANTA7 days ago

7 Atirisho Oo Bollywoodka Katirsan Kuwaaso Iyagoo Yar Hooyoyin Noqdeen Xitaa 30 Sano Aan Gaarin Qeybti 2aad (+Sawiro)

BOX OFFICE6 days ago

Morning & Noon Update: Filimka De De Pyaar De oo si dhex dhexaad ah ku furmay subaxdii balse Duhurkii ayuu sare u kacay

ARRIMAHA BULSHADA6 days ago

Warbixin ku saabsan taxanaha sida weyn loo sugaayo ee Afili Ask iyo sheekadiisa oo xiiso leh.

WARARKA MAANTA6 days ago

10 Xiriir Jaceyl Ee Dhexmaray Xidigaha Bollywood-ka Kuwaaso Ugu Naxdinta Badnaa Markii Mudo Dheer Oo La Qarinaayey (+Sawiro)

ARRIMAHA BULSHADA6 days ago

War aan u rooneyn dhagaha taageerayaasha Jilaaga Cagatay Ulusoy iyo atariishada Gizem Karaca kuwaasoo oo lagu xukumay xabsi min 9 bilood ah.

WARARKA MAANTA7 days ago

Atariishada Student Of The Year 2 Tara Sutaria Oo Amaan Kala Dul Dhacday Aktar ay Ku Tilmaamtay kan Ugu Shidan Bollywood-Ka, Waa kuma?

WARARKA MAANTA6 days ago

10 Xiriir Jaceyl Ee Dhexmaray Xidigaha Bollywoodmka Kuwaaso Ugu Naxdinta Badnaa Markii Dadka Ay Ogaaden Kadib (+Sawiro)

ARRIMAHA BULSHADA6 days ago

HAWEENEY IYADOO KOOMO KU JIRTA LAGU XAD GUDBAY

WARARKA MAANTA7 days ago

Atariishada Weyn Kajol 25 Sano Ayey Fanka Ku Jirtay, Ma Rumeysan Doontid Inta Jeer Ee Ay Baajisay Duubis Film!

WARARKA MAANTA6 days ago

Jilayaasha Bollywoodka Ee Guursadeen Shaqsiyaad Taagero U Ahaan Jireen (+Sawiro)

WARARKA MAANTA6 days ago

Qalaas Aarohi Oo Dhalo Caloosha Ka Gashay Dhiig Badana Ka Yimid, Netra Wey Geeriyootay, Deep Cidna Kama Guuleysan Karto Iyo Warar Kale!!

WARARKA UGU SHIDAN