Qiimaha Uu Suuqa Ka Joogo Labiska Soo Jiidashada Badan Ee Priyanka Chopra Waddato Waad Layaabi Doontaa!!

Priyanka Chopra waa mid kamid ah atiriishooyinka ugu labiska iyo Fashion-ka wanaagsan Bollywoodka xili walbana waxay ku dadaasha xidigtaan inee fagaaraha kaga soo muuqato labis qaali ah misane soo jiidasho leh.

PeeCee dhowaan iyadoo dalka dibadiisa kusugan ayaa sawiro laga soo qabtay waliba maalmo kahor sawirka sarre waa mar ay xirned labiskaan soo jiidashada waxaana xusid mudan inee isla labiskaan kaga mid noqotay todobaadkan atiriishooyinka ugu labiska wanaagsan Bollywoodka.

Guess The Price! The cost of Priyanka Chopra Jonas' black ruffle dress will amaze you!

Haddaba waxaa lasoo ogaaday qiimaha labiska PeeCee wadato suuqa ka joogaan qiimahaaso lagu sheegay $15,000 Dollar (15kun dollar) waa lacag aad u badan oo gabdho badan caalamka hadee isku dayaan iibsan karin.

Dhanka shaqada xiddigtaan waxay kashaqeyneysaa filmkeeda xiga Bollywoodka ee The Sky Is Pinky kaaso ay la jilayaan Farhan Akhtar iyo zaira Wasim waxaana la filaa in la daawado isla sanadkaan gudahiisa..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…