[QISO JACEEL]

Gabadh ayaa wiil si aad isku jeclaayen oo in badan xariir jaceyl kasoo dhaxeey ilaa mudo dhan 2 sano intaa kadib gabadha iyo wiilka mid waliba waxa ay ku balamay  in xiriirkoda la adkeyo

maalma kadib waxaa so dhawaday arooskodi balse nasiib daro gabadhi wiilkii ay jecleed waxay eey karaacday wiil lacag leh intaa

ka dib wiilki arintii wuu maqlay waa uuna naxay wiilkina iska samray bilooyin kadib gabadhii waa lafuray oo ninkii wa ay isfahmi wayeen

waxaana gabadhii ayadoo ka xun wixii wiilka kusameeysay cafis waydiisatay wiilka eey bari isjeclaayen nasiib wanaag wiilki waa uu ka aqbalay gabadhii oo dib ayuu uguursaday

F-G: Dulucda qisadani waxa weeye inaan lacag darteed laysku deerin qofka La fiirsho dabcigiisa , diiintiisa iyo aqoonta