Qiso Jaceyl Ee U Dhaxeesa Ajay Devgan Iyo Sadex Atariisho Teeba Ku Guuleysatay

Ajay Devgan Waxa Uu Hadda Haystaa Qoyska Ka Mid Ah Kuwa Ugu Farxada Badan Adduunka Isagoo Noloasha U La Wadaagay Atariishada Quruxda Badan Ee Lagu Magacaabo Kajol Iyagoo Hadda Ku Jira Jawi Macaan Oo Dagan

Laakiin Ajay Waayihiisa Hore Waxa Uu Ahaa Aktar Qurux Badan Oo Ah Mid Dagan Taaso Ay Qasab Ka Dhigtay Inuu Soo Kusoo Jiito Gabdhaha Waxa Uu Jaceyl Uu  Lasoo Sameeyay Atarishooyin Ka Hor Inta Uusan Guursanin Kajol Taaso Ajay Soo Martay Qisooyin Jaceyl Waxaana Ka Mid Ah Sheekooyinkas Jaceyl

Ajay Iyo Raveena

Tani Waa Mowduuc Uu Ajay Welgiisa Uusan Shaacin In Isaga Iyo Raveena Dhex-Maray QisoJaceyl Dib Aan Ugu Laabano 90s Iyadoo Labadan Si Weyn Ay Majaladaha Kaga Qorayeen Warar Ah Inuu Ka Dhaxeeyo Jaceyl Taaso Lagu Saleenayo Iyagoo Ay Ka Dhaxeeyay Is-Faham Weyn Taaso Kaliftay Markii Ay Ku Midoobayn Aflaamo Badan

Taaso Ajay Uu Ku Soo Jiitay Atariishadan Taasi Saxaafada Kama Dhigi Karin Inuu Labadooda Xariirkooda Jaceyl Uu Yahay Laakiin Wax Walba Waxay Fashilmayn  Markii Ajay Uu Shukaansi La Bilaabay Atariishada Karishma Taaso Ka Dhigtay In Raveena Ay Shaaciso Xiriirka Jaceyl Ee Bur-Buray Iyada Iyo Ajay Devgan

Iyadoo Banaanka Soo Dhigtay Warqado Jaceyl Uu Ajay Usoo Qoray Laakiin Ajay Waa Uu Beeniyay Waxyaabahaas Ay Raveena Sheegtay Ka Dib Raveena Waxa Ay Sheegtay Inuu Isaga Kaga Baxay Jaceylka Oo U Qiyaamay Saababta Ay Lahayd Karishma Oo Soo Dhex-Gashay Labadooda. Waana Arrin Aan Dad Badan Wax Ka Ogayn Xiriirka Jaceyl Ee Macaan Oo Ka Dhaxeeyay Ajay Devgan Iyo Raveena Tandon.

Ajay Devgan Iyo Karishma Kapoor

Karishma 90s Waxa Ay Ahayd Gabar Qurux Badan Iyo Weliba Waxa Ay Ku Jirtaa Xilligaas Meesha Ugu Sareesay Xaga Guusha Aflaamta Dhanka Boxx-Oficce Ka Karishma Waxay Ajay La Sameesay Aflaam Hirgalay Kuwaaso Gaaraya 5 Filim Iyagoo Ka Mid Ahaa Lamaanayaasha Ugu Shidan Xilligaas

Iyagoo Muddo Badan Uu Ka Dhaxeeyay Xiriir Jaceyl Oo Macaan Midaaso Weliba Ay Saa’id Ugu Badnayd Karishma Dhinaca Jaceylka Iyadoo Karishma Ay Diyaar U Ahayd Inay Isaga Usoo Go’do

Karishma Kapoor and Ajay Devgan shown to user

Laakiin Waxaa Fashil Ka Dhigay Mar Ayaa Karishma Waxay Soo Wacday Ajay Oo Xilligaas Filim Duubayay Ajay Markuu Ka Qabtay Telephone Ka Ayaa Karishma Waxa Ay Telephone Ka Ka Dhex Maqashay Cod Dumar

Taaso Karishma Iyadoo Aamintay Inuu Codkaas U Yahay Kan Kajol Iyadoo Xilligaas Ajay Iyo Kajol Ay Ku Jirayn Duubis Midaaso Ajay Uusan Ku Dheeraan La Hadalka Karishma Isagoo Markas Uu Xariir La Bilaabay Kajol Iyadoo Karishma Ay Ku Dhacay Qalbi-Jab Weyn Midaaso Ilaa Hadda Aysan Hilaamin

Ajay Devgan Iyo Kajol

Kajol Xilligeedii Waxay Ahayd Gabar Fur-Furan Iyadoo Labadan Ay Isku Bartayn Sanadkii 1994 Xilli Ay Duubayeen Filimka Hulchull
Waxaa Uu Ahaa Filim Jaceyl, iyadoo Labadan Jilaa Inta Uu Socday Jilista Filimka Uu Dhex-Maray Xiriir Jaceyl,

Kajol  Waxaa Ay Qiratay Ajay ka Hortiisa Inay Xiriir Kale Sameeysay, Balse Kan Ninkeeda Uu Jiitay Kana Xooga Batay Jaceylkii Kale Iyado Sheegtay Markii Ay Fiiriso Indhihiisa Ay Iyada Jaceylka Ku Saa’idi Jiray Waxaana 1999-kii ay Go’aansadeen Inay Aqal-Galaan.


Sanadkii 2001 Kajol Ayaa Yeelatay Uurkeedii Ugu Horeeyay, Laakiin Cunugaas Waxa Uu Noqday Mid Dhicis Ah Iyadoo Ka Mid Ahayd Xaaladaha Dhibaatada Ee Ajay Soo Martay Laakiin Ajay Waa Mid Aan Waxas Dhag-Jalaq U Siini .Waxaa Ay  Canugooda Ugu Horeeyay Uu Dhashay 20 –kii April Sanadkii 2003, Waxaana ay ahayd gabar Lagu Magacaabo Nysa

halka September 2010 ay u Dhashay Ajay wiil Kaaso Loo Bixiyay Yog. Ajay Waxa Uu Raveena Tandon Iyo Karishma Kapoor Ka Doortay Kajol Oo Uu Guursaday. Ajay Devgan Iyo Kajol Waa Lamaanayaasha Ugu Awoodda Badan Bollywood-Ka Taasi Cidna Daaha Kama Saarna