Qodobka 5-aad: Mahima Chaudhry Oo Magaceeda Laga Dhex Helay Shaqsiyaadka Caalamka Lacagaha Sharci Darada Sameeysteen Iyo Sida Twitter-ka Loogu Camirtay Xidigtaan!!

Waxaan idin ogeysiinay inaan soo qori doono 10 kamid ah fadeexadihii iyo muranadii ugu waaweynaayeen ee Bollywoodka ka dhaceeyn 10-kii sano ilaa 15-kii sano ugu dambeysay anagoo qodob-qodob usoo qaadan doono.

Waxaan fileynaa in isla maanta aan soo qorno sheekadan taxanaha aan ka dhigeyna qodobka 5-aad waxaan kusoo qaadaneena atiriishada caanka ah ee  Mahima Chaudhry iyo sida loogu camirtay Twitter-ka hada kahor.

Mahima Chaudhry oo kamid ah atiriishooyinka Bollywoodka waxaa magaceeda dhabta ah ee Ritu Choudhary laga dhex helay shaqsiyaadka caanka ah ee caalamka lagu helay inee sameeysteen lacago sharci daro ah (Black Money).

Mahima ayaa arinkaan iska fogeysay wax kama jiraana ku tilmaamtay waxayna sheegtay in ay macquul tahay magaca inuu isku ekaan karo ama qoloda magacan kusoo dareen ay qaldameen balse gabi ahaan nafsad ahaanteda arinkaan wey ka fogeysay xidigtaan.

Sikastee ahaataba Twitter-ka ayaa in mudo ah lagu foodeyn jiray atiriishadan oo kaftan iyo madadaalo laga dhigtay xitaa hadii la ogaaday in aysan kamid aheen liiskan shaqsiyaadka la heesto shacabka ayaaba iska foodeyeen waxayna noqotay arinkaan mid kamid ah hadal heyntii ugu weyneed qarnigaan cusub.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

 

3 Comments

  1. Sxb beeenta dadka ka daaya mahiiim waxaa dhalay bilyinerkanhinda wana gabadha kaliyah oo dhalay wax kale sheeeka lkn Kan xaqiiiqdeda ayaaa la hayaaa

    • Warbixinta ma aadan fahmin side beenaale noogu tilmaame bal dib u akhri warbixinta iyo waxa laga hadlaayo kadibna nagu soo noqo hadii aadan fahmin markale waan ku fahamsiineena..

    • Hadii aan mowduucada sharaxaad kasii bixino iskadaa Aabahed inuu taajir yahay xitaa magaciisa Rasmiga ah lama yaqaano kaliya inuu nin punjabi yahay ayaa la ogyahay mida kale Mahima waxbarashadeeda ayee qabyo kaga tagtay si ay u shaqeyso qoyskeedana u maareyso wax badan soo hubso sxb inta aadan dadka aflagaadeynin mise Websites xog aan rasmi ahen qoraan ayaa ku xirantahay Filimside waa isha kowaad ee wararka hindiya xaqiiq la hubo noogu imaaw sxb sare..

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*