Nolosha Jilayaasha WARARKA MAANTA

Qodobka 8-aad: Atiriishada Pooja Misrra Oo Laga Xaday Bandhig Show Ay Shirkadeeda Qaban Leheed!!

 

Waxaan idin ogeysiinay inaan soo qori doono 10 kamid ah fadeexadihii iyo muranadii ugu waaweynaayeen ee Bollywoodka ka dhaceeyn 10-kii sano ilaa 15-kii sano ugu dambeysay anagoo qodob-qodob usoo qaadan doono.

Waxaan fileynaa in isla maanta aan soo qorno sheekadan taxanaha aan ka dhigeyna qodobka 8-aad waxaan kusoo qaadaneynaa atiriishada Pooja Misrra oo hada kahor laga xaday bandhig show ay ayada fikirtay shirkadeedana soo bandhigi lahed.

Fikirka iyo qaabka showgan loo qaban lahaa iyada fikirtay balse Colors channel ayaa la sheegay inee ka xadeen fikirka gabadhaan iyo qaabkii ay bandhigan u qaban laheed iyaga ayaana hawada durba kusoo daayeen intee qabsadeen.

Pooja warqad sharciyeesan ayee janaalkan u dirtay oo ay kaga dacwooneyso in ay amar la’aan xuquuqdeeda isticmaaleen iyo howl ay ayada maskax ahaan diyaarsatay hadal heyn weyn ayee abuurtay arinkaan mudo ayaana baraha bulshada lagu hadal hayey sheekadan..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Caunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…

Related posts

Daawo: Doorashada Hindiya Sunny Deol oo guuleestay halka Urmila iyo See Rabtaa dhulka lagu jiiday!

Zakarie

war deg deg: shah rukh khan oo samayn doona director madhur bhandarkar filimkiisa xiga halka srk filimkan uu ku jili doono door uusan weligiisa hore u samayn

Jabriil Abdikadir

Ma runbaa in Manchester United iibin doonto xili ciyaareedkaan laacibkeeda khadka dhexe ee Paul Pogba??

Feroz Khan Oo Ciqaaabi Jiray Atarishada Bari Samaadki Zeenat Aman Markee kasoo Dib Dhacdo Filim Duubista!

Ali Aadan

13-ka Meelod Ugu Caansan India Ee Filmada Lagu Duubo Indhaha Kama Qaadi Doontid (+Sawiro)

Ali Aadan

Saaho vs Mission Mangal vs Batla House isku dhaca ugu weyn 15 August iyo sida tiyaatarada loo qeebsan doono

Zakarie