Qodobka 9-aad: Deepika Padukone Oo Xabadkeeda Lagu Mashquulay Iyo Muuqaaladii Qaldanaayen Laga Duubay!!

Waxaa inoo soo socday maqaal taxano ah oo aan kusoo qaadaneynay 10-ka qodob ugu hadal heynta badnaayeen sanadihii ugu dambeyeen dhanka  Bollywoodka waaxana mareynaa lambar 9.

Waxaan fileynaa in isla maanta aan soo qorno sheekadan taxanaha aan ka dhigeyna qodobka 9-aad waxaan kusoo qaadaneynaa atiriishada Deepika Padukone iyo sidii hada kahor qaar kamid ah saxaafada udaba galeen.

Atiriishadan oo wareysi bixineyso ayaa laga duubay muuqaal anshax xumo u muuqday oo sawiro iyo Video qaldan ayaa laga qaaday ayadoo dhanka xabadkeeda la muujinaayo in badan ayee xabadkeeda ku mashquuleen.

Atiriishadan xitaa baraha bulshad ayee ku karbaashtay nimankii muuqaalkan iyo sawiradan ka faafiyeen si xun ayeena u canaanatay balse in mudo ah ayee arinkaan dood xun iyo hadal heyn abuurtay in mudo ah ayaana la wad waday.

Deepika mar wax laga weydiyay waxay tiri,”waa dad anshax daran kuwa dumarka jirkooda qeybaha qaaska ah ku mashquulaan waxna kama galin iyaga labiska nooca aan soo qaato arinkaas waan ku canaantay waxaan filaa qalad noocaas oo kale aniga iyo gabdho kaeleba lagu sameeyn doonin.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…