Qodobka Labaad: Mallika Sherawat Oo Dunida Kaga Yaabsatay Labiskii Foosha Xumaa Ay Xaflad Kutimid Hada Kahor Noola Aqoonsaday Atiriishada Ugu Labiska Xun Taariikh Ahaan!!

 

Waxaan idin ogeysiinay inaan soo qori doono 10 kamid ah fadeexadihii iyo muranadii ugu waaweynaayeen ee Bollywoodka ka dhaceeyn 10-kii sano ilaa 15-kii sano ugu dambeysay anagoo qodob-qodob usoo qaadan doono.

Waxaan fileynaa in isla maanta aan soo qorno sheekadan taxanaha aan ka dhigeyna qodobka labaad waxaan soo qaadaneynaa atiriishada Bollywoodka katirsan magaceeda balse muuqeeda la waayey ee Mallika Sherawat taaso bilawgii qarnigaan indho badan oo caalamka ah soo jiidatay.

Mallika waa atiriisho ilaa Hollywoodka ka howl gasho oo Jackie Chan ayeeba film la sameeysay xidigtaan hadaba waxaa laga diiwaan galiyay atiriishadan mida ugu labiska xun taariikh ahaan Bollywoodka sheekadana waxay dhacday markii ay ka qeyb gashay xaflad Fashion ah.

Inta badan kama fikirto atiriishadan go’aamada deg deg ah ay qaadato sawirka sarre idiin kaga muuqdo waa iyadoo hada kahor ka qeyb galeysay xaflad Fashion dadkii ka qeyb galeen xafladan wey dhibsadeen labiska atiriishadan xili ay markale intee is cajabisay baraha bulshada soo dhigtay.

Taageerayaasheeda iyo kuwa kaleba wey ku dhaleeceeyeen labiskaan qaabka daran Mallika waxay noqotay atiriishada ugu labiska xun taariikh ahaan taasi oo labis aan soo jiidasho leheen xaflad Fashion kaga qeybashay.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*