Qodobka Lixaad: Sonam Kapoor Oo Farta Dhexe Saxaafada U Muujisay Iyo Inee Aishwarya “Eedo” Ugu Yeertay!!

Waxaan idin ogeysiinay inaan soo qori doono 10 kamid ah fadeexadihii iyo muranadii ugu waaweynaayeen ee Bollywoodka ka dhaceeyn 10-kii sano ilaa 15-kii sano ugu dambeysay anagoo qodob-qodob usoo qaadan doono.

Waxaan fileynaa in isla maanta aan soo qorno sheekadan taxanaha aan ka dhigeyna qodobka Lixaad waxaan kusoo qaadaneynaa atiriishada carabka kulul ee Sonam Kapoor taaso aan wax gambasho ah leheen.

Xidigtaan inee aad u yartahay isku maleysa ayaa 2 jeer hadal heyn weyn abuurtay mid waxay ahed markii ay Aishwarya Rai ugu yeertay EEDO waxay tiri iyadoo qodobkaan ka hadleysa,”aniga iyo Aishwarya isku jiil ma nihin oo waxay lasoo shaqeysay aabahey (Anil Kapoor) sidaa aawged waa eedadey Aishwarya.”

Aishwarya arinkaan aad ayee oga xumaatay dhanka kale goob fagaaro ah ayee farta dhexe ku tustay saxaafada misane ugu muujisay waliba dhowr jeer kala duwan waxayna kasoo xigatay filmkeeda Players oo ay sidaas ku dhex sameeyneyso balse arinkaan saxaafada iyo dad badan ayaa hadal heyn ka dhaliyeen mudo ayaana la dhaleeceynaayey atiriishada soo jiidashada leh ee uu dhalay Anil Kapoor.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*