Qodobka Sedexaad: Radhika Apte Markii Ay Dadka Ka Naxsatay Sawiro Ay Qaawantahayna Internet-ka Ku Faafisay Iyo Ceebtii Ay Kala Kulantay!!

Waxaan idin ogeysiinay inaan soo qori doono 10 kamid ah fadeexadihii iyo muranadii ugu waaweynaayeen ee Bollywoodka ka dhaceeyn 10-kii sano ilaa 15-kii sano ugu dambeysay anagoo qodob-qodob usoo qaadan doono.

Waxaan fileynaa in isla maanta aan soo qorno sheekadan taxanaha aan ka dhigeyna qodobka Sedexaad ayaan mareenaa oo aan kusoo qaadaneyno atiriishada Radhika Apte iyo fadeexadii ay dhexda ka gashay.

Radhika Apte ayaa Internet-ka looga faafiyay sawirka sarre idiin kaga muuqda ee qaawanaanshaha ka muuqda waxaana la sheegay in ay iska qaaday sawirkaan intii ay duubeysay filmka Badlapur balse si lama filaan ah Internet-ka looga faafiyay.

Radhika oo beenineysa inee sawirkan iyada tahay waxay tiri,”sawirka qaawan ee la iga faafiyay waa mid been abuur ah oo aniga la iga sameeyay ma ahi aniga qofkaas sifiican isugumaba ekin balse ee waa mid been abuur ah sidaas ogaada.”

Radhika inkasto ay iska fogeysay inee tahay iyada sawirkaan hadana dadka badankooda waxay ku cadeyeen inee iyada tahay taasi oo kaliftay in xidigtaan baraha bulshada lagu ceebesto sidaas ay tahayn howsheeda ayee kasii wadatay muranka iyo hadal heynta kuma aysan mashquulin Radhika..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*