Rajkumar Rao, Ronit Roy , Sunny Leone Iyo Xidigaha Ka Qeyb Galeen Xaflada Filmka Lukka  Chuppi Loo Dhigay (+Sawiro)

wada-shaqaynta Kartik Aryan Iyo atariishada Kriti sanon ayaa waxa ay isku badashay guul ka dib markii filimkooda muddo labo usbuuc ah uu ku noqday hit dhamaystiran

iyadoo labadan jilaa  mashruucooda guusha uu gaaray xaflad heer sare ah ugu dhigtay taaso ay kasoo qeyb galeen xidigo katirsan Bollywoodka sida Rajkumar Rao, Ronit Roy, Sunny Leone iyo kuwa kale.

fadlan hoos ka daawo sawirada xidigaha kasoo muuqdayn xaflada guusha filimka Lukka Chuppi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*