Ranbir-Alia, Varun-Natasha, Arjun-Malaika Iyo Lamaanayaasha Sanadkan 2019 Is Guursan Doonan (+Sawiro)

Waxaa so idlaaday ama soo dhamaaday sanadkii 2018 ee aan ku guda jirnay kaaso aan wax badan kaga hadalnay dhacdooyin badan oo ka dhaceen Bollywoodka iyo koonfur India-ba.

Hader waxaa la guda galay sanad cusub oo maanta uu bilawday waxaa la galayaa jadwal cusub iyo qorsho cusub waxaan arki doona aqbaarad cusub, aflaam cusub iyo jilayaal cusub.

Hadaba shabakadaha caalamka ayaa qorayaan warar hordhac ah oo ay kaga hadli doonan maxaa dhici kara sanadkaan 2019 Bollywoodka maxay la kulmi karaan yaa kusoo biro doono, aflaam noocee la sugaya iyo mowduucyo kale oo la xariira.

Sidaan wada ognahay sanadkii hore 2018 aflaam badan ayaa guulesteen kuwa kalena wey guul dareesteen, xidigo cusub ayaa Bollywoodka imaadeen dhacdooyin layaab leh ayaa dhaceen 2018.

Sanadkii aan soo dhaafnay jilayaal badan ayaa guursadeen oo aqal galeen kuwaaso guursadeen mid walba qofkii uu la socday ee uu xiriirka mudada dheer la lahaa waxaana kamid ahaayen xidigahas guursadeen sida Priyanka Chopra iyo Deepika Padukone.

Sidaas si lamid ah sanadkaana waxaa la filaa inee aqal galaan oo ay isguursadaan lamaanayaan xiriirkoda lawada ogyahay oo hader wada socdaan halkaan hoose kaga bogo magacyadooda iyo sawiradooda.

Varun Dhawan iyo Natasha Dalal:

Ranbir Kapoor Iyo Alia Bhatt:

Arjun Kapoor Iyo Malaika Arora:

Rajkumar Rao Iyo Patralekha:

Farhan Akhtar Iyo Shibani Dandekar:

Vicky Kaushal Iyo Harleen Sethi: