Ranbir Kapoor Iyo Alia Bhatt Oo Inkarayn Aktarka Siddhart Malhotra Intii Lagu Guda-Jiray Kulankii Ra’iisal Wasaaraha Dalka India

 

karan johar ayaa maalintii shakay waxa uu qaban-qaabiyay kulan u dhaxeeya aktarada dhalin-yarada ee  bollywoodka iyo ra’iisal wasaaraha dalka india ninka lagu magacaabo mani PM Modi

waxaana kulankaas kasoo muuqdayn aktarada jiilkan kuwooda ugu caansan sida aktarada kala ah ranveer singh ranbir kapoor alia bhatt varun dhawan ayushman khurana rajkumar rao vicky kaushal siddhart malhotra rohitt shetty bhumi badnekar iyo aktaro kale oo badan

waxaa hadda kulankaas kasoo baxaya war xiiso badan sida ay warinaysoo wargeyska mumbai mirror taaso shaacisay arrin xiiso badan taaso lagu arkay kulankii shalay

waxaana la sheegay in aktarka siddhart uusan soo dhawayn wacan uusan ka helin lamaanayaasha kala ah ranbir kapoor iyo saaxiibtiisa hore ee alia bhatt

waxaana wararka ay ku darayaan in sadexdan shaqsi ay si wadajir ugu soo safrayn magaalada mumbai si delhi ay kula kulmaan ra’iisal wasaaraha laakiin waxaa la yaab ah in xitaa hal jeer alia bhatt iyo ranbir Kapoor aysan la hadlin aktarkan intas ay safarkaas wada socdayn

iyadoo xitaa alia markii ay kasoo dagayn airport ka delhi alia bhatt waxa ay gacanta ka qabsatay ranbir kapoor iyadoo la socotay ilaa iyo inta uu kasoo dhamaanayay kulanka sidoo kale alia ayaa waxa ay la sheekaysatay xidigaha kala ah varun dhawan iyo ayushman khurana iyadoo si weyn u inkirtay Siddhart Malhotra

waana arrin qariib ah taaso loo muujiyay aktarka siddhart malhotra alia bhatt ayaa waxa ay  xariirka ugu jartay ranbir kapoor dartiisa iyagoo dhawaan lagu wado inay faraanti isku geliyaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*