Ranbir Kapoor Iyo Alia Bhatt  Oo Si Wadajir Dib Ugu Soo Laabtayn Magaalada Mumbai Ka Dib Damaashaadkii New York (+Sawiro)

 

Atirishada Alia Bhatt waxay aad ugu dhawaaneysa qoyska Ranbiir Kapoor durbana waxay kalsooni ka kasbatay Ranbir hooyadis iyo aabihiis si qaas ah Neetu Kapoor ayee saaxiibo isku dhow noqdeen.

Waxay kulan kula qaadatay qoyskan marar badan magaalada New York iyadoo bishii hore aan soo dhaafnay halkaaaso ay kusoo booqaneysay Rishi Kapoor oo arimo caafimadkisa la xariira xaga u aaday.

waxaana maalmod ka hor aan idiin la wadaagnay inee labadan lamaane ay fasax dalxiis ku joogaan dalka mareekanka gaar ahaan caasimadiisa new york waxaana halkaas kaga horeeyeen ranbir kapoor labadiisa waalid kuwaaso kala ah rishi kapoor iyo neetu singh iyagoo halkaas u joogayn  dalxiis nasasho

 

alia bhatt ayaa waxa ay usbuucii duushay new york si ay farxada sanadka cusub la qaadato ranbir kapoor iyo qoyskiisa   iyadoo maanta airport ka mumbai lagu arkay labadan oo si weyn u dhoola-cadeynayaan

halkaan hoose ka daawo sawirada laga soo qabtay