Ranbir Kapoor Waa Xaadir, Hema Malini Oo Abaal Marin La Gudoonsiiyay, Katrina Iyo Arjun Oo Indhaha Laga Qaadi Waayey Iyo Wararka Update-ka Ah (+Sawiro)

Atiriishada bari samaadkii Hema Malini ayaa la gudoonsiiyay abaal marinta Life Time Achievement oo ah abaal marin lagu sharfaayo xidigtaan mudadii 50 sano ay fanka kusoo guda jirtay.

Dhanka kale atooraha Ranbir Kapoor ayaa ugu dambeyn xaflada yimid inkastoo la hadal hayey inuu maqnaan doono balse isaga iyo Preity ayaaba goobta hab isku siyeen maadama isku waqti ay soo galeen.

Sido kale Katrina Kaif iyo Arjun Kapoor ayaa indhaha dad weynaha soo jiiteen maadama labis heer sarre ah oo indho qabad leh goobta la yimaadeen Alia Bhatt dhankeeda waa xaadir oo Sanjay Leela Bhansali ayee isla yimaadeen.

Ranver Singh ayaa wacdaro ka dhigaayo masraxa isaga ayaana la daawanaya waxaan kaloo sugeynaa xidigaha kale ee imaan doonaan sida Deepika, Priyanka, Kareena iyo kuwa kale iyo waliba abaal marinada waaweyn ee la bixin doono.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

09:41 PM (IST), Mar 23

Alia Bhatt and Sanjay Leela Bhansali crosses each other on the red carpet

09:39 PM (IST), Mar 23

Sanjay Leela Bhansali along with his mother on the red carpet

09:38 PM (IST), Mar 23

Look who’s here….

Sonam Kapoor looks fab in Pink dress

Arjun Kapoor looks classy!

09:26 PM (IST), Mar 23

Kajol makes a solo entry at Vimal Elaichi Filmfare Award 2019

09:25 PM (IST), Mar 23

Ranbir and Preity in all smiles

09:25 PM (IST), Mar 23

Ranbir Kapoor and Preity Zinta greet each other on the red carpet

1 Comment

Comments are closed.