Ranver Singh, Alia Bhatt Oo Ku Guda Jiraan Xayeysiin U Sameeynta Filmkooda Gully Boy (+Sawiro)

Jilaaga caanka ah Ranver Singh waxuu ku raaxeysanayaa waqtigiisa dahabiga ah maadama Hits badan isku daba xijinaayo ilaa hada saameeynta filmkiisa Simmba ee Blockbuster-ka noqday ayaa taagan.

Singh waxuu Hit-kan kasoo bilaaway isku daba xiga ah filmkiisa Ramleela kadibna waxuu iska daba keenay aflaamta kala ah Bajirao Mastani, Padmaavat, Simmba oo dhamaantood Big Hits uwada noqdeen.

Ranver iyo Alia Bhatt waxay ku guda jiraan xayeysiin usameeynta filmkooda Gully Boy ee la daawan doono bartamaha bishaan ama jimcadan nagu soo aadan sida la qorsheeyay.

Waxaa laga soo qabtay sawiro xili ay Airport-ga kusugnaayeen maadama gobolada India kolba meel u safrayaan si a xayeysiinta filmkooda u balaariyaan halkaan hoose ka daawo sawirada laga soo qabtay.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*