Ranver Singh, Varun Dhawan Iyo Xidigaha Sawirada Lama Filaanka Laga Soo Qabtay Internet-kana Lagu Faafiyay!!

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay xidigaha Bollywoodka ee todobaadkii aan soo dhaafnay sawirda kadiska ah laga soo qabtay kuwaaso hadana Internet-ka lagu faafiyay.

Jilaayasha ayaa todobaad walba laga soo qabta sawiro ayagoon filaneenin ah ama aan ahen kuwa sidii saxda ahed loogu talo galay balse shacab weynaha baraha bulshada ayaaba ku maadeestaan sawirada noocaan ah.

Liiskan waxaa todobaadkan kujirta atirishada Jacqueline Fernandez oo dhowaanahan fagaaraha lagu arkin sawir lama filaan ah ayaa laga soo qabtay ayadoo ku mashquulsan filmkeeda Drive.

Waxaa kaloo kamid ah xidigaha kasoo muuqanayaan maqaalkan sida Ranver Sing, Varun Dhawan, Alia Bhatt iyo kuwa kale oo sawiro lama filaan ah laga soo qabtay xiliyo kala duwan todobaadkii hore.

Dhanka shaqada Ranver Singh waxaa tiyaatarada u saaran filmkiisa Simmba ee Action-ka ah kaaso ganacsi taariikhi ah ka sameeynaya Box-office-ka rajo weyn ayaana laga qabaa inuu Blockbuster weyn noqdo.

Dhan kale Varun Dhawan iyo Alia Bhatt waxay ku mashquulsan yihiin dhankooda filmka Kalank ee la daawan doono 19 April sanadkaan waana mashruuc xidigo kale kasoo muuqan doonan fadlan halkaan hoose ka daawo sawirada jilayaasha lama filaanka ah todobaadkan laga soo qabtay..

ranveer singh

alia bhatt

varun dhawan

ishaan khatter

jacquenline