RASMI: Brad Pitt Iyo Angelina Jolie Oo Si Rasmi Ah Ukala Tageen (Wey Is Fureen)

Xiddigaha caanka ah Brad Pitt iyo Angelina Jolie ayaa si rasmi ah ukala tageen ama isku fureen kadib maxkamada oo ku dhawaaqday furiinkaan, xidigahan markii hore warqadooda ay ku doonayaa inee kala tagaan ayee maxkamada u gudbisadeen 2018.

Khilaaf ayaa mudo dheer dhex yiilay weyna kala guureen deegaan ahaan balse si rasmi ah ama si sharciyeesan iskuma aysan furin inkastoo labadooda ay ku dhawaaqeen inee is fureen ugu dambeyn maxkamada ayaa si sharci ah ugu dhawaaqday inee is fureen lamaanahan mid walbana xor u yahay inuu nolol cusub sameeysto.

Lamaanaha caanka ah Brad Pitt Iyo Angelina Jolie waxay is guursadeen sanadkii 2014 ayadoo xiriirkooda uu soo bilawday sanadkii 2005 mudadaas dheerna soo jireenka ahaa.

Lamaanahan Brangelina waxaa ka dhaxeyso 6 caruur ah oo ay qoys ahaan heesteen sedex kamid ahna waxaa la sheegaa in ay yihiin kuwa ay soo korsadeen sido kalena kasoo wateen xeryaha agoomaha.

Lamaanahan mudada dheer aqoonta isku lahaa xiriirkana ka dhaxeyay ugu dambeyna is guursadeen waxay nolosha isku firaaqeyeen sanadkii 2016 ayado ay goaansadeen in ay kala fogaadan waliba Angelina waxay goaansatay in Pitt xitaa caruurta uusan soo booqanin kana fogaado noloshooda.

Maxkamada ayaa 12 June sanadkaan 2018 ku dhawaaqday in Brad fasax u heesto xiligii uu doono inuu soo  booqdo caruurtisa ayadana aysan xaq ulaheen midaas haatana jilaagan waxuu soo booqdaa caruurtiisa si xor ah kamana hor istaagi doonto jolie.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*