Home BOX OFFICE Rasmi: Filimada Kabir Singh iyo Article 15 shalay oo Sabti ahayd ganacsiga...

Rasmi: Filimada Kabir Singh iyo Article 15 shalay oo Sabti ahayd ganacsiga adag ay sameeyeen

 

Shahid Kapoor filimkiisa Kabir Singh ayaa ganacsi adag sameeyay Sabtigiisa afaraad wuxuuna keenay 3.75 Crore (Trade Figure) wuxuuna ka talaabsaday darajada 250 Crore madaama uu filimkan mudo 23-maalmood ah kusoo xareeyay 252.50 Crore ($36.63m) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday.




Filimka Kabir Singh wuxuu ku socdaa inuu noqdo filimka sedexaad ee lacagaha ugu badan soo xareeyo todobaadkiisa afaraad sedexda maalmood ugu horeyso waxaana ka sareyn doonaan oo kaliya isla tirsigan marka la xisaabiyo filimada Uri – The Surgical Strike iyo Bahubali – The Conclusion halka filimada Dangal iyo 3 Idiots uu ka talaabsan doono.

Fadlan hoos kaga bogo mudo 23-maalmood ah ganacsiga uu sameeyay filimka Kabir Singh soona daabacday shabakada Boxoffice India (BOI):

Todobaadka kowaad – 133.13 Crore (rasmi)

Todobaadka labaad – 78.18 Crore (rasmi)




Todobaadka sedexaad – 35.40 Crore (qiyaas)

Jimco afaraad – 2.25 Crore

Sabti afaraad – 3.50 Crore

Todobaadka afaraad – 5.75 Crore (mudo 2-maalmood ah)

Wadarta Guud – 252.46 Crore (Trade Figure)

Dhinaca kale filimka Article 15 ee Ayushmann Khurrana hogaamiyaha ka yahay ayaa 90% sare u kac sameeyay sabtigiisa sedexaad wuxuuna keenay 2.25 Crore (Trade Figure) wuxuuna ka talaabsaday dajada 55 Crore asigoo haatan soo xareeyay 55.39 Crore ($8.04m) sida shabakada Boxoffice India (BOI) soo daabacday:

Fadlan hoos kaga bogo filimka Article 15 ganacsiga uu sameeyay mudo 16-maalmood ah soona daabacday shabakada Boxoffice India (BOI):

Todobaadka kowaad – 33.74 Crore (rasmi)

Todobaadka labaad – 18.25 Crore (qiyaas)

Jimco sedexaad – 1.15 Crore

Sabti sedexaad – 2.25 Crore

Wadarta Guud – 55.39 Crore (Trade Figure)




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...