Home BOX OFFICE Rasmi: Filimka De De Pyaar De iyo mudo labo todobaad ah ganacsiga...

Rasmi: Filimka De De Pyaar De iyo mudo labo todobaad ah ganacsiga uu sameeyay

 

Ajay Devgn, Tabu iyo Rakul Pureet Singh filimkooda De De Pyaar De ayaa ganacsi wanaagsan sameeyay todobaadkiisa labaad wuxuuna keenay 21.75 Crore (Trade Figure) taasi oo ka dhigan wadarta guud mudo labo todobaad ah inuu soo xareyay filimkan 78.75 Crore (Trade Figure) halka kooxda iska leh filimkan shaaca ka qaadeen labo todobaad inuu kusoo xareeyay 84.49 Crore (Producer Figure).




Ajay Devgn filimkiisa De De Pyaar De HIT dhameestiran wuu noqon lahaa balse wuxuu noqday mashruuc reer magaalka daawadaan oo magaalooyin waa weyn ka gadmo halka gobolada dhexe iyo kuwo fog fog filimkan siweyn kaga gadmi waayay sidaa darteed waa filim guuleestay oo Semi Hit ah.




Sida haatan muuqato filimka De De Pyaar De 90 Crore wuu gaari doonaa cimri ahaantiisa balse waqti badan ma heesto madaama 5 bisha June ee kaabiga nagu soo heyso tiyaatarada la wareegayo filimka weyn Bharat ee Salman Khan hogaamiyaha ka yahay.

Fadlan hoos ka eeg mudo labo todobaad ah ganacsiga uu sameeyay filimka De De Pyaar De soona daabacday shabakada Boxoffice India (BOI):

Todobaadka kowaad – 56.94 Crore

Todobaadka labaad – 21.75 Crore

Wadarta Guud – 78.69 Crore (Trade Figure)




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...