Rasmi: Filimka Manikarnika iyo Isniintiisa sedexaad ganacsiga uu sameeyay

Kangana Ranaut filimkeeda Manikarnika – The Queen Of Jhansi ayaa keenay 85 Lakh (Trade Figure) Isniintiisa sedexaad waxayna ka dhigan tahay in mudo 18-maalmood ah uu filimkan soo xareeyay 85.21 Crore (Trade Figure) waana ganacsi wacan sidoo kalena todobaadkiisa sedexaad si wacan ayuu isku celinayaa.

Filimka Manikarnika todobaadkiisa sedexaad wuxuu keeni doonaa 9.75 Crore ilaa 10 Crore lacago u dhaxeeyo waana ganacsi muujinaayo in filimkan si wacan isku celiyay todobaadkiisa sedexaad madaama uu todobaadkiisa labaad keenay 21 Crore.

Manikarnika waa filim guuleestay wuxuu haatan u halgamayaa sidii uu HIT dhameestiran ku noqon lahaa balse waqti ku filan ma heesto oo uu 100 Crore ku gaari karo waayo filimka Gully Boy ee Ranveer Singh iyo Alia Bhatt hogaamiye ka yihiin ayaa Khamiistan tiyaatarada la wareegi doono.

Fadlan hoos kaga bogo filimka Manikarnika – The Queen Of Jhansi iyo mudo 18-maalmood ah ganacsiga uu sameeyay soona daabacday shabakada Boxoffice India (BOI):

Todobaadka kowaad – 56.56 Crore

Todobaadka labaad – 21.05 Crore

Jimco sedexaad – 1.25 Crore

Sabti sedexaad – 2.50 Crore

Axad sedexaad – 3 Crore

Isniin sedexaad – 85 Lakh

Todobaadka sedexaad – 7.60 Crore (mudo 4-maalmood ah)

Wadarta Guud – 85.21 Crore (Trade Figure)

F-G: Fadlan walaal xayeysiimaha web-ka Filimside Click kusii hal mar oo kaliya xayeysiinta ka muuqato qoraalka aad aqrisaneysid.

Xitaa haddii qoraalka uusan ku xiiso galineyn fadlan xayeysiinta Click noogu sii midaas ayaa muhiim noo ah anagana abaal ayaan kaaga heynaa.

Warbixin walbo xayeysiin ayay wadaata nagu caawi xayeysiimaha kala duwan inaad halmar Click ku siisid

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.

1 Comment

Comments are closed.