Rasmi: Filimka Manikarnika oo sare u kac xoogan sameeyay Sabtigiisa sedexaad

Kangana Ranaut filimkeeda Manikarnika wuxuu helay fursad wacan madaama aflaanta masraxa ku cusub fashilmeen filimkan sare u kac xoogan ayuu sameeyay sabtigiisa sedexaad wuxuuna keenay 2.50 Crore (Trade Figure) taasi oo ka dhigan mudo 16-maalmood ah uu filimkan soo xareeyay 81 Crore (Trade Figure) wuxuuna heestaa fursad wacan oo uu 90 Crore ku gaari karo ama kaga tilaaban karo.

Kangana filimkeeda mar hore ayuu guuleestay oo uu Average noqday balse haatan waxaa soo baxday fursad wacan oo uu darajadan kaga tilaabsan karo madaama shalay uu ganacsi adag sameeyay maanta oo Axad ah sidoo kale sare u kac xoogan ayuu sameyn doonaa.

Fadlan hoos kaga bogo filimka Manikarnika mudo 16-maalmood ah ganacsiga uu sameeyay soona daabacday shabakada Boxoffice India (BOI):

Todobaadka kowaad – 56.56 Crore

Todobaadka labaad – 21 Crore

Jimco sedexaad – 1.25 Crore

Sabti sedexaad – 2.50 Crore

Wadarta Guud – 81.31 Crore (Trade Figure)

Dhinaca kale filimka Manikarnika mudo labo todobaad ah ganacsigiisa suuqyada caalamka darajada $3m ayuu gaaray wuxuuna ilaa haatan xogta labo todobaad ku xeen daaban soo xareeyay $ 3.1 mn [₹ 22.06 cr].

Fadlan hoos kaga bogo filimka Manikarnika suuqyada ugu muhiimsan lacagaha uu kasoo xareeyay mudo labo todobaad ah xog ku xeen daaban waa suuqyada caalamka:

USA+Canada: $ 1.14 mn

UAE+GCC: $ 861k

UK: $ 212k

Australia+NZ+Fiji: $ 279k

F-G: Fadlan walaal xayeysiimaha web-ka Filimside Click kusii hal mar oo kaliya xayeysiinta ka muuqato qoraalka aad aqrisaneysid.

Xitaa haddii qoraalka uusan ku xiiso galineyn fadlan xayeysiinta Click noogu sii midaas ayaa muhiim noo ah anagana abaal ayaan kaaga heynaa.

Warbixin walbo xayeysiin ayay wadaata nagu caawi xayeysiimaha kala duwan inaad halmar Click ku siisid

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*