Rasmi: Filmka Hollywoodka Ah Captain Marvel Iyo Ganacsigii Talaadadiisa Kowaad Uu Sameeyay!!

 

Captain Marvel ayaa hoos udhac sameeyay shalay oo talaado ahed waxuuna keenay 4.25 Crore waana ganacsi gaabis ah marka loo fiiriyo xowliga uu mashruucan Hollywoodka ah kusocday.

15% ayuu hoos udhac sameeyay mashruucan xili ganacsigiisa guud kudhowyahay 50 Crore balse hoos udhiciisa hader ayuu bilaaway todobaadkan marka uu dhameesto ilaa 57 Crore ayaa la filaa inuu keeno.

Hadii 15-20 crore kudarsado marka uu todobaadkan dhameesto wey fiicnaan lahed balse jimcadiisa labaad sida uu ku furmo ayaa laga qiyaas qaadan doonaa xaalkiisa Box-office-ka iyo halka uu hiigsan doono fadlan hoos kaga bogo mashruucan ganacsigiisa guud ay BOI soo daabacday.

Jimco-12.85 Crore

Sabti-14 Crore

Axad-13.50 Crore

Isniin-5 Crore

Talaado-4.25 Crore

Wadarta Guud-49.60 Crore (Trade Figure)

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*