Rasmi: Guuleestayaasha abaal marinta Zee Cine Awards 2019 oo lagu dhawaaqay

Xalay xaflad weyn ayaa ka dhacday gudaha Mumbai xarunta Bollywood-ka waxaana soo qaban qaabisay shirkada caanka ah Zee TV ayadoo bixisay abaal marin sanadlaha looga bartay Zee Cine Awards 2019 waxaana abaal marinada ugu muhiimsan lagu qaatay filimada Sanju, Padmaavat iyo kuwo kale sidoo kalena xaflada waxaa wacdaro ka dhigeen Ranveer, Deepika, Alia, Ranbir iyo kuwo kale oo hadal heynta goobta qaateen.

Atooraha ugu wanaagsan Ranbir Kapoor ayaa filimka Sanju ku qaatay halka atirishada ugu wanaagsan Deepika Padukone lagu siiyay filimka Padmaavat, halka Sanjay Leela Bhansali filim sameeyaha ugu wanaagsan filimka Padmaavat ku qaatay.

Fadlan walaal xayeysiimaha web-ka Filimside Ku Dhufo hal mar oo kaliya xayeysiinta ka muuqato qoraalka aad aqrisaneysid.

Fadlan hoos kaga bogo guuleestayaasha kala duwan xafladii xalay la isugu yimid Zee Cine Awards 2019 ee Bollywood-ka ee ilaa subaxan hadal hayaan:

Best Actor
Ranbir Kapoor – Sanju

Best Actress
Deepika Padukone – Padmaavat

Best Director
Sanjay Leela Bhansali – Padmaavat

Best Supporting Actor (Male)
Vicky Kaushal – Sanju

Best Supporting Actor (Female)
Katrina Kaif – Zero

Best Actor In Comic Role
Kartik Aaryan – Sonu Ke Titu Ki Sweety

Best Negative Role (Female)
Tabu – AndhaDhun

Best Actor Viewers Choice Awards
Ranveer Singh – Padmaavat

Best Actress Viewers Choice Awards
Alia Bhatt – Raazi

Best Debutante (Male)
Ishaan Khatter – Dhadak

Best Debutante (Female)
Janhvi Kapoor – Dhadak

Best Debut Director
Amar Kaushik – Stree

Best Playback Singer (Male)
Yasser – Naino Ne Baandhi (Gold)

Best Playback Singer (Female)
Vibha Saraf – Harshdeep Kaur (Raazi)

Best Story
Arijit Biswas and Sriram Raghavan – AndhaDhun

Best Extraordinary Global Icon Awards
Sonam Kapoor Ahuja

Best Extraordinary Performer Of The Year Awards
Ayushmann Khurrana – Badhaai Ho – AndhaDhun

Best Extraordinary Couple
Neena Gupta and Gajraj Rao – Badhaai Ho

Zee Cine Awards For The Contribution In Indian Cinema
Hema Malini

Best Cinematography
Sudeep Chatterjee – Padmaavat

Best Action
Lakshman Chella, Ram Chella, Kecha Khamphakdee – Baaghi 2

Best Production Design
Rakesh Yadav – Tumbbad

Best Editing
Pooja Ladha Surti – AndhaDhun

Best Dialogue
Sumit Aroraa – Stree

Best Choreography
Ghoomar – Padmaavat

Best Background Music
Daniel B George – AndhaDhun

Best Sound Design
Padmaavat

Best Visual Effects
Harry Hingorani – Red Chillies.VFX – Zero

Best Technical Awards
Zero and Padmaavat

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.