Rasmi: Guuleestayaasha Dhameestiran Abaal Marinta Filmfare Awards 2019 Oo Lasoo Bandhigay!!

 

Caawa waxaa magaalada Mumbai ee dalka India lagu qabtay xafladii la wada sugaayey ee abaal marinada lagu bixiyo taaso ay soo qaban qaabisay shirkada ugu caansan uguna weyn dhanka abaal marinada Filmfare Awards.

Jilayaal badan iyo aflaam badan ayaa goobta lagu abaal mariyay waxaana ugu horeyaan Ranbir Kapoor oo caawa la gudoonsiiyay abaal marinta atooraha ugu wanaagsan markii sedexaad ayuuna hantay.

Sido kale Alia Bhatt ayaa ku guulesatay abaal marinta atiriishada ugu wanaagsan halka Ranver Singh noqday atooraha labaad ee ugu wanaagsan Bollywoodka (Best ActorCritics Award) waxuuna ku qaatay filmkiisa Padmaavat balse kaligiis ma gudoomin abaal marintaan sido kale Ayushmann Khurrana dhankiisa waa la gudoonsiiyay oo filmkiisa AndhaDhun ayuu ku qaata.

Neena Gupta ayaa noqotay atiriishada labaad ugu wanaagsan Bollywoodka sanadkaan (Best Actress Critics Award) waxayna ku qaadatay bandhigeeda wacan filmka AndhaDhun fadlan hoos kaga bogo guuleestayaasha oo dhameestiran..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Best Actor (Popular):Ranbir Kapoor (Sanju)

Best Actress (Popular):Alia Bhatt (Raazi)

Best Director (Popular):Meghna Gulzar (Raazi)

Best Film (Popular): Raazi

Best Actor (Critics):Ranveer Singh (Padmaavat) and Ayushmann Khurrana (AndhaDhun)

Best Actress (Critics):Neena Gupta (Badhaai Ho)

Best Film (Critics):AndhaDhun

Best Actor in a Supporting Role (Male):Vicky Kaushal (Sanju) and Gajraj Rao for (Badhaai Ho)

Best Actor in a Supporting Role (Female): Surekha Sikri (Badhaai Ho)

Best Debut (Female):Sara Ali Khan (Kedarnath)

Best Debut (Male):Ishaan Khatter (Beyond The Clouds)

Best Action:Vikram Dahiya and Sunil Rodriguez (Mukkabaaz)

Best Choreography: Kruti Mahesh Midya, Jyoti Tomaar (Ghoomar, Padmaavat)

Best Editing: Pooja Ladha Surti, Andhadhun

Best Costume: Sheetal Sharma, Manto

Best Production Design: Nitin Zihani Chaudhary and Rajesh Yadav (Tumbbad)

Best VFX:Red Chilles (Zero)

Best Actor (Male) in a Short Film: Hussain Dalal, Shameless

Best Actor (Female) in a Short Film: Kirti Kulhari, Maya

People’s Choice Award for Best Short Film: Plus Minus

Best Short Film (Fiction): Rogan Josh

Best Short Film (Non Fiction): The Soccer City

Best Background Score: Daniel George (Andhadhun)

Best Cinematography: Pankaj Kumar (Tumbbad)

Best Playback singer (Female): Shreya Ghosal (Ghoomar)

Best Playback singer (Male):Arijit Singh (Ae Watan)

Best Lyrics:Gulzar (Ae Watan)

Best Music:Sanjay Leela Bhansali (Padmaavat)

Best Debut Director:Amar Kaushik (Stree)

Best Original Story: Anubhav Sinha (Mulk)

Best Dialogue:Akshat Ghidilal (Badhaai Ho)

1 Comment

Comments are closed.