Rasmi: Kalyan Ram filimkiisa 118-aad oo hal todobaad HIT ku noqday!

Xidiga caanka ah Nandamuri Kalyan Ram ee Telugu ama Tollywood shacbiyada ku leh filimkiisa 118 ayaa hal todobaad HIT ku noqday waxaana mashruucaan Action-ka iyo qayaanada isku jiro fariintiisa ka heleen daawadayaasha madaama uu mada daalo dhameestiran leeyahay.

Filimka 118 ayaa keenay 13.90 Crore ganacsigiisa dibad iyo dal hal todobaad waxayna kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen 7.40 Crore madaama lacago yar lagu iibsaday mashruucaan si dhaqsi ah ayuu HIT ku noqday.

Fadlan walaal xayeysiimaha web-ka Filimside Ku Dhufo hal mar oo kaliya xayeysiinta ka muuqato qoraalka aad aqrisaneysid.

Filimka 118 suuq walbo ganacsiga uu ka sameeyay soona daabacday shabakada Andhra Boxoffice (ABO) fadlan hoos kaga bogo todobaadkiisa kowaad:

Dhul weynaha Telugu AP/Nizam wuxuu ka keenay 11.60 Crore, saamiga laga helay 6.55 Crore

Gobolka Karnataka wuxuu ka keenay 1.30 Crore, saamiga laga helay 0.50 Crore

Dunida inteeda kale wuxuu ka keenay 1 Crore, saamiga laga helay 0.35 Crore.

Wadarta Guud Lacagaha Uu Keenay 13.90 Crore, Saamiga Guud Lacagaha Laga Helay 7.40 Crore

Fadlan hoos ka daawo goos gooska cajiibka badan filimka 118 oo sheekadiisa la wada amaanay:

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*