Rasmi: Siddhart Malhotra iyo Ritesh Dushmukh Oo Dabaal-dagayaan Ka Dib Markii Ay soo idleeyeen duubista filimkooda Marjaavaan

filimka Marjaavaan waxaa jilaayaal ka ah aktarada kala ah Siddhart Malhotra , Ritesh Dushmukh , Rakul Preet Singh iyo Atariishada dhawaan galka ee Tara Sutaria taaso dhawaan kusoo caan bixi doonto filim Student Of The Year qaybtiisa labaad

waana filim Action, qayaanyo, jaceyl iyo muusig isku jiro waxaana mashruucan Director ka ah Milep Zaveri halka ay soo saarayaal ka yihiin Bhushan Kumar and Nikkhil Advani waxaana mashruucan la daawan doono 2 Oct 2019

haddaba kooxda filimka ee ugu horeeya aktarka Siddhart Malhotra ayaa waxa ay u dabaal-dagayaan soo gaba-gabaynta duubita filimkan iyagoo dhigtayn xaflad yar waxaana goobta kasoo muuqdayn dhamaan akatarada iyo shaqaalaha filimkan

fadlan hoos ka daawo sawirada dabaal-daga kooxda filimka Marjaavaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*