Rasmi: Total Dhamaal Iyo Luka Chuppi Ganacsigii Wacnaa Ay Shalay Sameyeen Oo Lasoo Bandhigay!!

Ajay Devgn Filmkiisa Total Dhamaal ayaa ganacsigiisa wacan iska wato waxuuna soo gaaray ama dhaafay ganacsiga filmka Uri ee gobolada qaarkood sida CPCI, Bihar ama Gujarat / Saurashtra.

Mashruucana ayaa si weyn oga gadmay waqooyi iyo koonfurta India waana film shactiro dhameestiran oo daawadayaasha si weyn usoo dhaweyeen fadlan hoos kaga bogo ganacisa Total Dhamaal halka uu marayaao.

Todobaadka Kowaad-92.24 Crore

Todobaadka Labaad-36.13 Crore

Jimco Sedexaad-1.50 Crore

Sabti Sedexaad-2.50 Crore

Axad Sedexaad-3.75 Crore

Isniin Sedexaad-1.15 Crore

Talaado Sedexaad-1.20 Crore

Wadarta Guud-138.47 Crore (Trade Figure)

Dhanka kale filmka Luka Chuppi ayaa talaadadii shalay ahed sifiican isku celiyay si lamid ah isniintii ka horeysay waxuuna ku wajahanyahay inuu todobaadkan kaliya soo xareyo 18.50 Crore haderna wadartiisa guud waxuu marayaa 68.65 Crore (Trade Figure) marka uu 80 Crore sare udhaafo ayaa la xaqiijin doona inuu HIT dhameestiran yahay.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*