Rasmi: Uri – The Surgical Strike iyo todobaadkiisa 9-aad ganacsiga uu sameeyay iyo iskoorka uu soo kordhiyay

Vicky Kaushal filimkiisa Uri – The Surgical Strike maba hakanaayo wuxuuna todobaadkiisa 9-aad keenay 1.85 Crore (Trade Figure) taasi oo ka dhigtay filimka 4-aad ee lacagaha ugu badan soo xareeyo todobaadkiisa 9-aad sidoo kalena 10-kii sano ugu dambeesay wuxuu noqday filimka labaad ee todobaadkiisa 9-aad 1 Crore iyo ka badan keeno waxaana ugu dambeeyay filimkii Chek De India (2007) oo keenay 1 Crore iyo ka badan todobaadkiisii 9-aad.

Filimka Uri – The Surgical Strike haatan mudo 9-todobaad ah wadarta guud wuxuu soo xareeyay 243 Crore (Trade Figure) welina wuxuu fursad u heestaa in cimri ahaantiisa 245 Crore ku istaago filimkan hir galay.

Fadlan hoos kaga bogo Uri – The Surgical Strike iyo mudo 9-todobaad ah ganacsiga uu sameeyay soona daabacday shabakada Boxoffice India (BOI):

Todobaadka kowaad – 71.23 Crore

Todobaadka labaad – 62.76 Crore

Todobaadka sedexaad – 37.06 Crore

Todobaadka afaraad – 29.30 Crore

Todobaadka shanaad – 18.73 Crore

Todobaadka lixaad – 11.58 Crore

Todobaadka todobaad – 6.67 Crore

Todobaadka sideedaad – 3.86 Crore

Todobaadka sagaalaad – 1.85 Crore (Qiyaas)

Wadarta Guud – 243.04 Crore (Trade Figure)

Fadlan walaal xayeysiimaha web-ka Filimside Ku Dhufo hal mar oo kaliya xayeysiinta ka muuqato qoraalka aad aqrisaneysid.

Dhinaca kale hoos ka eeg taariikh ahaan 10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen todobaadkooda 9-aad ayadoo Uri – The Surgical Strike uu haatan kaalinta 4-aad soo galay:

1. Gadar – Ek Prem Katha (2001) – 3.36 Crore

2. Dilwale Dulhania Le Jayenge (1995) – 2.46 Crore

3. Kaho Naa… Pyaar Hai (2000) – 2.32 Crore

4. Uri – The Surgical Strike (2019) – 1.85 Crore (Qiyaas)

5. Kuch Kuch Hota Hai (1998) – 1.81 Crore

6. Border (1997) – 1.72 Crore

7. Raja Hindustani (1996) – 1.69 Crore

8. Hum Aapke Hain Koun..! (1994) – 1.58 Crore

9. Mohabbatein (2000) – 1.51 Crore

10. Dil To Pagal Hai (1997) – 1.48 Crore.

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*