Rasmi: Waxaa Lasoo Saaray Dhamaan Guuleystayaasha Abaal Marinta Hello Hall of Fame Awards (Ranveer Singh Oo Ku Guuleystay Xidiga Sandka)

 

Waxaa xalay la qabtay xaflada abaal marinta lagu bixyo ee Hello Hall of Fame Awards taaso kamid ah xafladaha sanadlaha la qabto taaso jilayaasha iyo dadka fanka ka shaqeyaba lagu abaal mariyo.

waxaana aktarka ugu wanaagsan ku guuleystay Ranveer Singh ka dib bandhigiisa wacnaa ee filimka gully boy halka aktarka Vicky Kaushal isagana bandhigiisa filimka Uri: the surgical attack lagu siiyay abaal-marinta Outstanding Talant ( Male ) halka katrina kaif la gudoonsiiyay abaal-marin

iyadoo xafladaas ay kasoo qayb-galayn dad badan caan ka waxaana xaflada ay noqotay mid shidan Aishwarya Rai, Ranveer Singh, Katrina Kaif, Ayushman Khurana, Sonam Kapoor, Jahnvi Kapoor  iyo jamaahiir kale ayaa goobta wacdaro ka dhigeen.

waxaana Si heer sare ah ayaa loo agaasimay xaflada Hello Hall of Fame Awards ayadoo ay xidigaha Bollywoodka goobta soo camireen waxaana goobta lagu bixiyay abaal marino kala nooc ah

Halkaan Hoose Kaga Bogo Liiska Guulestayaahsa Oo Dhamestrian:

Superstar Of The Year – Ranveer Singh

Outstanding Talent (Male) – Vicky Kaushal

Literary Excellence – Amish Tripathi

Business Leader Of The Year – Dr. Swati Piramal

Emerging Business Leader – Shashwat Goenka

Timeless Icons In Indian Cinema – Javed And Shabana

25 Years Of Excellence In Cinema – Aishwarya Rai Bachchan

Path-Breaking Performances Of The Year – Sonam Kapoor

Creative Genius Of The Year – Adil Ahmad

Cinematic Debut Of The Year – Janhvi Kapoor

Contribution To Wellness – Dr Harald Stossier

Excellence In Fashion – Gaurav Gupta

Popular Choice (Male) Award – Ayushmann Khurrana

Artist Of The Year – Reena Kallat

Contribution To Medicine – Dr Firuza Parikh

Most Stylish Man Of The Year – Farhan Akhtar

Versatile Artiste – Aditi Rao Hydari

Contribution To Heritage – Lakshyaraj Of Mewar

Cultural Revival – Rajeev Sethi

Lifetime Achievement – Sharmila Tagore

Popular Choice (Female) – Katrina Kaif