Rekha Iyo Om Puri filmka dareenka xad dhaafka ah ku wadaagen Aastha iyo sida uu ku guulestay!!

 

Aastha: In The Prison Of Spring waa film ay wada hogaamiyen Rekha iyo Om Puri waxaana la daawaday maanta oo kale 3 Jan 1997 waana film dareen isku soo dhowaansho ah ay ku wadaagen Rekha iyo Om Puri.

Filmkaan dhanka Box-officeka guul wacan ayuu ka gaaray maadama uu noqday Semi Hit aad ayaana loogu amaanay hogaamiyasha filmka doorarkod sida cajiibka ah ay u jileen.

Fadlan Hoos Kaga Bogo Aastha Iyo Sida Uu Semi Hit Ku Noqday:

Hogaamiyasha Filmka: Rekha Iyo Om Puri

Director: Basu Bhattacharya

Xiliga la daawaday: 3 January 1997

Tiyaatarada laga daawaday: 25

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 5 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 19 lakh

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 38.25 Lakh

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 1.50 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 3.16 Crore

Lacagaha hadii sicirka maanta lagu jaan goyo: 25.29 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurt ka hor – 5.69 CroreTirada tikit u goosatay – 2, 731 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas heli karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen –  1.26 CroreNatiijadiisa: Semi Hit

Qiimeynta IMDB Rating –6.4/10