Riteish Deshmukh Iyo Xaaskisa Genelia Deshmukh Filmki Ay Kusoo Caanbaxen Tujhe Meri Kasam Iyo Sida Uu Ku Guulestay!!

 

Waxaa maanta ookale 3 Jan 2003 la daawaday filmka Tujhe Meri Kasam, filmkaan waxaa kusoo caanbaxeyn Riteish Deshmukh iyo xaaskisa Genelia Deshmukh.

Waa film jaceyl ah kaaso Box-officeka guul wacan ka gaaray maadama Semi Hit uu noqday sido kale daawadayasha sheekada filmkaan aad ayee usoo dhaweyeen.

Fadlan Hoos Kaga Bogo Tujhe Meri Kasam Iyo Sida Uu Semi Hit Ku Noqday:

Hogaamiyasha Filmka: Riteish Deshmukh iyo Genelia Deshmukh

Director: K. Vijaya Bhaskar

Xiliga la daawaday: 3 January 2003

Tiyaatarada laga daawaday: 110

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 16 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 61 Lakh

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 1.8 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 3.50 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 8.92 Crore

Lacagaha hadii sicirka maanta lagu jaan goyo: 45.46 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurt ka hor – 14.27 CroreTirada tikit u goosatay – 4, 990 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas heli karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 4.86 CroreNatiijadiisa: Semi Hit

Qiimeynta IMDB Rating –6.5/10