Romantic: Daawo Sawirka Soo Jiidashada Badan Ee Laga Soo Bandhigay Sara Ali Khan Iyo Kartik Aryan Filimkooda Love Aajkal 2

qof walba ayaa waxa uu sugi la ‘yahay inuu arko kartik aryan iyo sara ali khan filim ay ku midoobayn  iyo sida uu noqon doona fahamka labadan aktar markii ay shaashada filimka ay kasoo muuqdaa

sara ali khan iyo kartik aryan ayaa dhawaan waxa ay saxiixdayn filimkan love aajkal qaybtiisa labaad kaaso qaybtii u sameeyay sara ali khan iyo aabaheeda saif ali khan iyo deepika padukone

hadda waxaa si rasmi ah loosoo bandhigay sawirka ugu horeeyay ee filimkan hadal-haynta badan sita kaaso si kumeel gaar ah loogu yeero Love Aajkal 2 filimkan waxaa Director ka ah ninka lagu magacaabo Imtiaz Ali waxaana duubista filimka goor hore ay ka bilaabatay magaalada Delhi

filimkan waxaa jadwalkiisa labaad lagu duubi doono magaalada Mumbai sidoo kale filimkan waxaa la daawan doono maalinta jaceylka adduunka 14 febraayo 2020