Saaho, Bharat ,Brahmastara ,Total Dhamaal,Housefull 4 Iyo Aflaamo Kale Oo Badan Kuwaaso La Sugi La’yahay In La Daawado Sanadkan 2019

bollywoodka waxaa soo maray sanad aysan hilmaamin iyadoo 2018 bollywoodka sanad barwaaqo ayuu u ahaa madaama ay u guuleystayn dhawr filim

iyadoo aktarada kala ah akshay kumar ranveer singh iyo weliba ayushman khurana ay qaatayn sanad weyn ayushman marna ma hilmaami doono sanadka 2018 waa sanadkii ugu fiicnaa waayihiisa aktarnimo madaama ay u guuleystayn labo filim kuwaaso kala ah andhadhun iyo badhaai ho halka ranveer singh uu isagana muujiyay inuu yahay aktarada hogaamin doono mustaqlbalka bollywoodka waxaana  u guuleystay filimka lagu magacaabo kalank padmavaat halka uu blockbuster ku socdo filimkiisa simmba kaaso weli saaran tiyaatarada hindiya waxaa sidoo kale guuleystayn aktarada kala ah varun dhawan iyo akshay kumar hadda waxaa la gaaray sanad cusub iyo weji cusub waxaa sanadkan 2019 la sugaaya aflaamo classic ah oo la Filaayo inay wacdaro xoogan ka dhigaan boxx office india waxaana aflaamtaas ka mid ah filimka weyn ee bharat kaaso u hogaamiye ka yahay aktarka salman khan kaaso doonaaya inuh isaga dhaqo ceebtii soo gaartay sandkii 2018 sidoo kale waxaa aflaamo waa weyn u diyaarsan aktarada kala ah ajay devgan kaaso sanadkan u diyaarsan sadex filim oo waa weyn kuwaaso kala ah total dhamaal , tanaaji iyo de de pyaar de sidoo kale aktarada aflaamta aybu diyaarsan yihiin waxaa ka mid ah ranbir kapoor ,akshay kumar iyo aktaro kale oo badan

Haddabe Aan Eegno aflaamta waa weyn ee la sugi la’yahay in la daawado sanadka 2019

1. bharat  – 5 june 2019 (eid 2019)

jilaayaasha: salman khan katrina kaif, tabu, jackie shroff, nora fatehi , sunil grover

waqtiga la daawan doona: 5 june 2019 (Eid 2019)

2. dream girl – 

jilaayaasha: ayushman Khurana iyo nushrat bharuchain

waqtiga la daawan doono  – 30 November 2019

3. total dhamaal

jilaayaasha: ajay devgan, anil kapoor, mandhuri dixit, riteish dushmukh, arshad warsi, esha gupta , javed jeffrey

waqtiga la daawan4. housefull 4

4. housefull 4

jilaayaasha: akshay kumar, riteish dushmukh, bobby deol, kriti sanon, kriti kharbanda, pooja hedge, rana daggubati, chunky pandey

waqtiga la daawan doono: 25 october 2019

5. kesari

jilaayaasha:  akshay kumar iyo parineeti chopra

waqtiga la daawan doono: 22 march 2019

6. mental hai kya

jilaayaasha: kangana ranaut iyo rajkumar rao

waqtiga la daawan doono: 29 march 2019

7. kalank

jilaayaasha: sanjay dutt, varun dhawan, mandhuri dixit, alia bhatt, sonakshi sinha, aditya roy kapur , kunal khemu

waqtiga la daawan doono: 19 april 2019

8. student of the year 2

jilaayaasha: tiger shroff, ananya pandey iyo tara sutaria

waqtiga la daawan doono: 10 may 2019

9. saaho

jilaayaasha: Prabhas, ShradhaKapoor , neil nitin mukesh, jackie shroff ,mandira bedi iyo aktaro kale oo badan

waqtiga la daawan doono: 15 August 2019

10. filimka hrithik iyo tiger shroff 

waqtiga la daawan doono: 2 October 2019

11. tanaaji – the unsung warrior

jilaayaasha: ajay devgan, kajol, saif ali khan

waqtiga la daawan doono: 22 November

12. brahmastara

jilaayaasha: amithab bachachan, ranbir kapoor, alia bhatt , dimple , nagarjuna iyo mouni roy

waqtiga la daawan doono: 20 December 2019

13. de de pyaar de

jilaayaasha: ajay devgan, rakul preet singh , tabu iyo jimmy shergil

waqtiga la daawan doono: 15 march 2019

14. good news

jilaayaasha: akshay kumar, kareena kapoor , diljit dosanjh iyo kiara advani

waqtiga la daawan doono: 19 July 2019

15. mission mangal

jilaayaasha: akshay kumar, vidya balan , tapsee pannu, sonakshi sinha sharman joshi iyo aktaro kale oo badan

waqtiga la daawan doono: 15 august 2019

16. batla house

jilaayaasha: john abraham iyo mrunal thakur

waqtiga la daawan doono: 15 august 2019

17. manikarnika – the queen of jhansi

jilaayaasha: kangana ranaut, atul kulkarni iyo jisshu sengupta

waqtiga la daawan doono : 25 January 2019

18. super 30 

jilaayaasha: hrithikroshan, mrunal thakur, virendra sexena, pankaj iyo tripathi

waqtigala daawan doono  25 Janaayo 2019

19. sooryavanshi .( xog dhamaystiran lagama haayo)

jilaayaasha: akshay kumar

 

1 Comment

Comments are closed.