Salman Khan Oo Aroos Ka Dhacay Magaalada Jaipur Kulma Kulmay Aktarada Koonfurta Rana Daggubati iyo Ventakesh

aktarka Salman Khan ayaa waxa uu Maalmahan ku masbquulsan yahay duubista filimka uu soo saaraha kaaso lagu magacaabo Notebook waxaana uu kusoo caan bixinaya gabadha Pranutan kaaso uu dhalay laadarka caanka ee lagu magacaabo Mohnish Bahl iyo aktarka Zaheer iqbal

inkastoo Salman Khan uu mar walba dhexda kaga jiro mashquul badan laakiin waxa uu fursad u helay inuu ka qayb-galo xaflada arooska aktarka Rana Daggubati walaahiisa Aashritha Daggubati

sidoo kale waxaa Salman Khan xafladaas arooska uu kula kulmay aktarada kaasoo jeedaan dhanka iyo koonfurta sida aktarka Rana Daggubati kaaso xitaa ka shaqaysta Bollywood-Ka iyo aktarka caanka ah ee lagu magacaabo Ventakesh kaaso ka mid ahaa martidii lagu casuumay arooskaas

dhanka shaqada Salman Khan waxaa uu shaqo duubis ku haya filimkiisa Bharat kaaso ay la wadaan akatarada kala ah Katrina Kaif , Tabu , Disha Patani Sunil Grover , Nora Fatehi iyo Jackie Shroff waxaana Director ka ah Ali Abbas Safar waxaana la daawan doona Eid 2019