Salman Khan Oo Weerar Dadban Ku Qaaday Priyanka” Maxay Ku Falee Aalada Dating App Waaba La Guursadee” Akhriso Sheekadan Xiisaha Leh!!

Mega Star Salman Khan waxuu maalmahan ku mashquulsan yahay xayesiinta filmkiisa Notebook ee uu qarash gareeyahay ka yahay kaaso maalmod kadib la daawan doono waxaan lagu soo caan bixina labo dhalinyaro ah.

Khan ayaa saxaafada la fal galay arimo badana ka hadlay sida qorshihiisa Inuu Director noqon doono, guuldaradii filmkiisa Tubelight iyo arimo kale waxyaabihii la weydiyay waxaa kamid ahayen aalada “Dating App.”

Waa aalado lagu soo kordhiyay dhanka baraha bulshada waana kuwa lagu sheekesto (Chatting) sida Messenger-ka, Whattsapp-ka ayee la mid yihiin kaliya waxay kaga duwan yihiin kuwan loogu talo galay shaqsiyaadka sheekada shukaansiga ka dhexeyso kaliya inee ku sheekestaan.

Tinder waa mid kamid ah aaladaha Dating App loo isticmaalo waxaana isticmaalaan wiilka iyo gabadha shukaansiga ka dhaxeyaan halka Grindr oo asna Dating App kamid ah ay kuwada sheekestaan kuwa laga roonayaasha loo yaqaan Ragg iyo Dumar inta wax matarayaasha la dhaho (Gay).

Haddaba Salman ayaa loo sheegay in Priyanka Chopra ay soo saareyso ama shirkadeeda soo saareyso aalad loogu magac daray Bumble oo kamid ah aaladaha Dating App ah oo dadka is shukaansadaa loogu talo galay Salman oo duaayo Priyanka waxuu yiri.

“Maxay ku falee kana faaidee inee Dating App cusub soo saarto xili la guursaday oo hader Nick Jonas ayeeba udhaxdaa” markuu oraahdan dhahaayey xidigaan wuu qoslaayey balse waa mid u hab dadban kuduraayo xidigtaan.

Salman waa mid wali  careysan ama u xanaaqsan Priyanka Chopra kabixidii ay ka baxday filmka Bharat oo markii dambe booskeeda lagu bedelay Katrina Kaif waxaana mashruucan la daawan doonaa ciidul fitriga soo socota.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…