Nolosha Jilayaasha WARARKA MAANTA

Salman Khan Weligiisa Ma Guursan Doono Sababtan Darteed

markad joogto dalka india waxaa jirto hal su’aal aan jawaab loo heynin oo ah Goormuu Salman Khan guursan doonaa? Inta jawaabteeda la sugaayay waxay gaartay sheekad in Salman Khan da’diisa sare u dhaaftay 50-sano!

Mega Star Salman Khan waa rugcadaa aan wali guursanin sido kalena 53 sano kusoo dhow walina doob ah waligeed ayaa laga hadlaayay jilaagan noloshiisa gaarka aha iyo sababaha uu u guursan waayey

iyadoo Salman goor hore ku sigtay inuu guursado 8 atirisho oo Bollywoodka katirsan kuwaaso maanta caan ah  misane la aqal galo xiliyo kala duwan maadaa uu 8 atirishoba uu xiriir lasoo sameyay xiliyo kala duwan

haddaba war maanta ku hayaa war xiiso badan kaaso laga soo xigtay shaqsi ka ag-dhow qoyska Salman Khan waxaana shaqsigaas u cadeeyay inuu Salman Khan marna uusna doonayn inuu shaqsi kusoo daro qoyskiisa aktarkan waxa uu si weyn u jecel yahay qoyskiisa isagoo u arka inay yihiin waxa ugu muhiimsan noloshiisa

laakiin aktarkan waxa uu aaminsan yahay haddii uu soo arooso gabar inaysan sii jiri doonin farxada qoyskiisa maadaama qasab tahay inuu dhaco is-badal taaso kalifi karta inay kala tagaan isaga iyo qoyskiisa ama inuu galo muran iyo dhibaato midaaso dhawaan ay ku dhacday walaalkiisa Arbaaz Khan waana sababta Salman Khan ilaa hadda uusan u balan-qaadin karin inuu guursan doono dhawaanahan

Mega Star Salman Khan waa 53-jir hadana weli aan guursan waligiisna la weydiin jiray xiliga uu aqal gali doono isagana siyaabo kala duwan ayuu ku jawaab celin jiray.

Laakiin saxaafada kama daasho weydiinta Salman xiliga uu guursan doono isagana aad ayuu u dhibsaday waayo waa su’aal aan noloshiisaka harin sidoo kalena uusan u heynin saxaafada jawaab ay ku qancaan.

Related posts

LA YAAB: Eey sabab u noqday inay isdilaan wiil iyo aabihiis (Sheeko xanuun badan)

Jabriil Abdikadir

Tanushree Dutta Oo Aflagaadeysay Police-ka Mumbai Kadib Markee Fasaxeen Nana Patekar Iyo Kiiskii Kufsiga!!

Ali Aadan

Tamannaah Bhatia Oo Wax Laga Weydiiyay Hadii Baahubali 3 La Sameeyn Doono Iyo Jawaabte Ka Bixiysay!!

Ali Aadan

La Yaab: Nin Sedex Sano Oo Xariir Ah Hal Fariin (Message) Usoo Diraayay Maalin Kasto Gabbar Ay Kala Hareen!!

Ali Aadan

Shahid Kapoor Nasiib Xumadiisa Waxaa Kamid Ah Inuu Iskadiiday Film Aamir Khan Hogaamiye Ka Yahay Inuu Wax Kajilo!!

Ali Aadan

Rasmi: Filimka Bharat iyo Talaadadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay

Zakarie