Salman Khan”Katrina Kaif Waxay Joogtaa Boos Ay Si Awood Ku Dheehan John Abraham Film Kaga Saari Karto Maxuu Yahay John-ka Sheegeyso” Wareysi Xiiso Leh Nala Akhriso (+Sawiro)

Waxaa dib loo milicsanayaa wareysiyadii xiisaha lahaayeen ee Salman Khan laga qaaday waxaa la sheegay in Salman Khan ka maseeray warark xanta ah ee ay saxaafada ka qori jireen sanadkii 2009 xidigaha kala ah John Abraham iyo Katrina Kaif xili ay duubayeen filmka New York.

Fadlan hoos kaga bogo dhowr arimood oo uu Salman ka hadlay xiliyadaas kudhow iyo inuu isaga ku amray Katrina sameeynta filmka New York isagoo waliba neceb John Abraham hoos ka akhriso balse sheekadan waa sanadkii 2009 akhristow..

Kawaran xanta la isla dhexmaraayo in ay isku soo dhowaadeen Katrina Kaif iyo John Abraham wax saameyn ah makugu yeelatay..

Katrina Is In A Position To Kick Him Out

Salman Khan: Waxaan la yaabay saxaafada maxaa ka galay hadii ay isku dhowaadan John iyo Katrina mida kale aniga ayaa Katrina ku amray inee sameeyso filmkaas waxaana u sheegay in aysan isku mashquulin inaan aniga ka fikiraayo xanta saxaafada si aysan saameyn ugu yeelan shaqadeeda.

Adiga ahaan Salman wax saameeyn ah makugu yeealatay dhaq-dhaqaaqa John:

On Heroines Exposing On-screen

Salman: Maya wax saameeyn ah iguma lahan Katrina waan ku kalsoonahay inkastoo aan necbahay John Abraham hada kahor ayuu film ka saaray Katrina balse maanta waxay joogtaa maqaam ay si awood ku dheehan kaga saari karto filmkaan xitaa sidaas ee tahay aniga ayaa la sameey dhahay maadama filmsameye ka codsaday codsigiisa waan u tixgalineena.

Saxaafada iyo taageerayaashada guurkaada ayee hadal hayaan goormee guursan doontaa:

Salman: saxaafada iyo daawadayaasha iyagaaba doonayaan inee qofka guursadaan sidee u daba galaan aawged waan guursan doonaa aniga balse waqtigeyga ayaan sugayaan wax walbona dib ayaan ka shaaci doonaa.

AKhriste Salman sidaan markuu u hadlaayo waa 10 sano kahor difaaca uu difaacayo Katrina waa xiligii xiriirkoda adkaa kalsooni weyna kawada dhaxeysay..

Dhamaad..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*