Home Nolosha Jilayaasha Salman" SRK, Aamir & Aniga Waxaan U Dagaalamo Doonnaa Sanadaha Xigaan In...

Salman” SRK, Aamir & Aniga Waxaan U Dagaalamo Doonnaa Sanadaha Xigaan In Star Power-keena Sii Jiro” Iyo Cabsi Jirto In Khans-ka Calankooda Dhici Rabo!!

 

Mega Superstar Salman Khan ayaa ka dhawaajiyay in 3-da Khans hadde yihiin gabalkooda sii dhici rabo balse ay muujinayaan dagaal ka dhan in saldanada lagala wareego oo wali waxay doonayaan in hogaanka fanka hindiya iyaga iska sii heestaan.

Khan ayaa wareysi siiyay shabakada Filmfare arinkaana la wadaagay iyo sida fikirkiisa tahay waana xaqiiq jirto in xidigahan dagaal kujiraan wali inkastoo aflaamtooda u dambeysay ganacsigii looga bartay sameeyn waayeen.

Waxuu yiri Salman oo hadlaayo,” Jiritaanka Star Power-ka Khans-ka ma ahan mid dood ka tagaan awood waxaan u leenahay aan ki dagaalami kar o wali SRK, Aamir iyo Aniga waan dagaalamo doonaa booskeena Star Power-kana waan ilaalsa doonaa sanadaha nagusoo aadan.”

“Xitaa Akshay Kumar iyo Ajay Devgn waxay awood u leeyihiin waqtigaan inee xajistaan booskooda waa run Super Stars-yada maanta jiraan hoos udhac inuu ku yimid taasi micnaheeda ma ahan in calankeena dhacay haddi hal Film ama labo Film ganacsi wacan Box-office-ka ka sameeyn waayeen.”

Salman Filmadiisa u dambeyeen Race 3 iyo Bharat ganacsigii waalida ahaa ee uu BOI ku heestay kama sameyn sido kale SRK mudo 5 sano kudhowaan hoos ayuu u dhacayaa halka Aamir Filmkiisa u dambeeyay ee Thugs fashil weyn kudhacay.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufatoXayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Caunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...