Sanadkan 2019 Waa Sanadkii Aktarka Akshay Kumar Madaaama Ay U Diyaarsan Yihiin 5 Filim Oo Waa Weyn

akshay kumar waa aktarka ugu guulaha badan bollywoodka sanadihii lasoo gudbay madaama uu sameeyay aflaamta ugu kuwaaso guuleystayn

akshay waxa dabeecad u ah inuu sanadkii la yimaado 3 ilaa iyo afar filim oo guuleystayn sanadkii hore akshay ayaa waxa uu qaatay sanad wacan maadamaa ay u guuleystayn dhawr filim sida gold, padman Iyo 2.0 waana cajiib aktar inuu la yimaado sadex filim oo wada guuleystayn midaas akshay kumar ayaa samayn kara

sanadkan waa mid akshay kaga duwan sanadihii hore madaama ay u diyaarsan yihiin 5 mashruuc oo waa weyn kuwaaso uu ku jilaayo 5 door oo kala duwan sida mid shactiro mid dagaal ah iyo mid ka hadlaya arrimaha bulshada waxana lagu kalsoon yahay inay aflaamtan guuleysan doonan isagoo daawashada aflaamtan ku beegan xilli ku haboon

sidoo kale aktarkan ayaa doonaya inuu sanadkan 2019 xoog ku qabsado shabakada boxx office india akshay kumar iyo aflaamta u diyaarsan sanadkan 2019 iyo waqtiyada la daawan doono

1. kesari  – 21 march 2019

2. good news  – 19 july 2019

3. housefull 4 – 26 october (dilwali 2019)

 

4. mission mangal  – 15 august 2019

 

5. sooryavanshi – bartamaha bisha december