Sanjay Dutt filimkiisa Jai Vikraanta iyo sida uu Below Average ku noqday

Jai Viktaanta waa film Action ah oo uu hogaamiye ka yahay Mega Star Sanjay Dutt waxaana filmkaan iska leh ninka lagu magacaabo Sultan Irfan

Hadaba filmkaan waxaa la daawaday maanta oo kale 24 maarso sanadkii 1995 waxuuna noqday film ganacsi ahaan guul-daraystay isagoo noqday Below Average

Fadlan hoos kaga bogo filimka Jai Ho iyo sida uu Below Average ku noqday

Director: Sultan Sultan Ahmed

Jilayaasha filimkan: Sanjay Dutt , Zeba Bakhtiar, Sabeeha Amrish Buri iyo kuwa kale

Xiliga la daawaday: 24 maarso 1995

Tiyaatarada laga daawaday: 190

Maalinti kowaad lacaga uu keenay-( Xogtan lama heli karo)

Sedexda maalmod ee hore lacaga uu keenay- ( Xogtan lama heli karo)

Todobaadka kowaad lacaga uu keenay- 2.32 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 3.50 crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 4
31 crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 143.98 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 64.65 crore

Tirada tikit u goosatay –  678,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 2.55 crore

Natiijadiisa: below average

Qiimeynta IMDB Rating – 5.4/10