Sanjay Dutt FIlmkiisa Dagaalka Ah Insaaf Apne Laho Se Iyo Sida Uu Disaster Ku Noqday

Sanju Baba Filmkiisa dagaalka ah Insaaf Apne Laho Se waxaa la daawaday taariikhda maanta oo kale waxaana doorar wacan kulahaa jilayaal ay kamid yihiin Shatrughan Sinha, Gulshan Grover, Sonam iyo kuwa kale

Maanta oo kale 18 maarso sanadkii 1994 ayaa la daawaday filmka Salaami oo noqday mashruuc guul darestay hadaba sida filmkaan Disaster ku noqday iyo macluumaadkisa dhameestiran fadlan hoo kaga bogo:

Director: Shekhar Sumar

Tiyaatarada laga daawaday: 100

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 14.50 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  39 Lakh

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 68.25 Lakh

Lacagaha lagu qarash gareeyay –1.40 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay –1.08 Corre

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 22.78 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 2.08 Crore

Tirada tikit u goosatay – 2-malyan 369,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 32.87 Lakh

Natiijadiisa: Disaster

Qiimeynta IMDB Rating – 4.7/10

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…