Sanjay Kapoor Filmka Uu Labada Waji Ku Jilay Chhupa Rustom Siduu Film Guulestay Ku Noqday Bal Nala Ogow!

Chhupa Rustom waa film jaceyl ah sido kalena sheeko qayaano ah ku hoos duugantahay waxana atoore ka ah Sanjay Kapoor oo laba waji ku jilaayey halka ay atirishooyin ka ahayen Mamta Kulkarni iyo Manisha Koirala.

Maanta oo kale 23 maarso sanadkii 2001 ayaa la daawaday filmka Chhupa Rustom oo noqday mashruuc guulestay hadaba sida filmkaan Average ku noqday iyo macluumaadkisa dhameestiran fadlan hoo kaga bogo:

Director: Aziz Sajewal

Tiyaatarada laga daawaday: 120

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 27 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  975 Lakh

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 1.57 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay –3.25 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay –5.42 Corre

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 39.83 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 9.35 Crore

Tirada tikit u goosatay – 4-malyan 142,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 2.81 Crore

Natiijadiisa: Average

Qiimeynta IMDB Rating – 4.4/10

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…