Sara Ali Khan Iyo Labiskeeda Quruxda Badan Laga Soo Bandhigay Intii Ay Kedarnath Xayeysiineysay (+Sawiro)

Atirishada Bollywoodka wada sugayaan Sara Ali Khan ayaa ku mashquusaln xayeysiin usameenta filmkkeeda lawada sugaayo ee Kedarnath kaaso ah film jaceyl kuna soo caan baxeyso xidigtaan.

Sara filmkaan waxaa la jilaayo Sushant Singh Rajput balse hadal heynta iyada ayaa ka wadato mashruucan maadama aad loo xiiseynaayo kuna soo caan baxeysa filmkaan.

Sara ayaa waxba u reebanin mashruucan xayeysiin balaaran ayeena usameyneysaa iyadoo kolba meel booqaneysa maalmahan si filmkeeda dad badan ugu soo daawasho tagaan sawiro kala duwan ayaan laga qaada xidigtaan xili walba ay saxaafada la falgaleyso.

Sido kale wareysiyo kala duwan ayee bixisaa xidigaan fiidkan Mumbai ayee kusugneed oo ay xayeysiin ugu sameeyneysa mashruuceda waxaana laga soo qabtay sawiro iyadoo magaalka kudhex sugan.

Marka laga soot ago Kedarnath Sara waxaa kaloo usoo bixi doono 28 December filmkeeda Simmba ee Ranver Singh la jileyso bals waxaa kasoo hormari doono Kedarnath oo 7 December la daawan doono.

Waxaa lasoo bandhivay guud ahaan Sara Ali Khan inta jeer ay xayeysiin usameyysay mashruucan iyo kulan walba labiskii soo jiidashada lahaa ee ay xirneed halkaan hoose ka daawo.

sara1

sara2

sara3

sara5

sara4

sara6

sara7

sara8

sara9

sara10

sara11

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*