Sawir Qoyseed: Shah Rukh Khan Oo  Shumis Soo Jiidasho Ah Ka Helay Xaaskiisa Gauri Khan Iyo Gabadhiisa Suhana Khan

Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan waxuu kamid yahay jilayaasha ugu caansan aduunka waqtigaan isago ah atooraha India ugu caansan waana shaqsi maqaamkii ugu saressay fanka hinidya ka gaaray.

shah rukh khan ayaa sanadahan waxa uu luminaya magacii super star iyo taageerayaasiiaa daacada u ahaa maadaama aktarkan uu go’aansaday inuu xooga saaro qosykiisa

isagoo jecel in waqtigiisa ugu badan inuu la qaato xaaskiisa gauri khan maadama uu aad u jecel yahay sidoo kale srk aya hadda doonaya inuu waqti siiyo labadiisa caruur ee kala ah suhana khan iyo aryan khan kuwaaso doonayaan inay dhawaan kusoo biiraan bollywoodka

iyadoo xaaska aktarkan gauri khan ay baraha bulshada soo dhigtay sawirkan waxaana iyada iyo suhana ay daanka ka dhunkoonayaan shah rukh khan waxaana sawirkan maanta si weyn u   looga hadal-haayo baraha bulshada

dhanka shaqada shah rukh khan waxaa tiyaatarada uu saaran filimkiisa zero kaaso aan soo dhawayn fiican la kulmin sidoo kale shah rukh khan ayaa waxauu goor dhow bilaabi doono duubista filimka salute